Dowladda Masar oo markab hub ah geysay magaalada Muqdisho
Markab xamuul oo Masar ay leedahay ayaa xirmaddii labaad oo hub ah geeyey Soomaaliya, sida laga soo xigtay saraakiil millitari… Sii akhri
Markab xamuul oo Masar ay leedahay ayaa xirmaddii labaad oo hub ah geeyey Soomaaliya, sida laga soo xigtay saraakiil millitari… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danijirenimo ka guddoomay Safiirrada Lix dal, kuwaas oo… Sii akhri
Wasaaradda degaanka iyo isbeddelka Cimilada Puntland ayaa soo saartay go’aan looga joojinayo isticmaalka bacaha dhammaan degaannada Puntland. Qoraal ka soo… Sii akhri
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho.… Sii akhri
Xaaladda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka deggan kadib dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xalay laga dareemay magaalada. Ciidamada… Sii akhri
Israa’iil ayaa tan iyo saakay 150 weerarro dhinaca cirka ah ka geysatay gudaha dalka Lubnaan. Duqeymaha inta ay socdaan waxaa… Sii akhri
Anura Kumara Dissanayake oo ah siyaasi u janjeera fikirka Maarkiisamka ayaa ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Sabtidi ka dhacday dalka… Sii akhri
Agaasimaha Ciidanka PSF Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa laga soo xigtay in maanta qoyskiisa lagu rasaaseeyay magaalada Boosaaso. Telefishinka SBC ayaa… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada New York… Sii akhri
Natiijo hordhac ah oo saaka kasoo baxday doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday dalka Sri Lanka ayaa muujineysa in codadka ilaa… Sii akhri