Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Iran oo Bariga dhexe ka dhisaysa isbahaysi militari oo xooggan

Wakaaladda wararka Iran ee Tasnim, ayaa ku warrantay in Baarlamaanka Iran ay diyaarinayaan hinside sharciyeed lagu abuurayo isbahaysi militari oo… Sii akhri

Posted on October 8, 2024 by News Office

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo xalay ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee Sannadka 2025

Posted on October 8, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan deg-deg ah ayaa ansixiyay ku-tala-galka Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2025. Golaha… Sii akhri

Natiijada Rasmiga ah ee doorashadii ka dhacday dalka Tunisia oo la shaaciyay

Posted on October 8, 2024 by News Office

Madaxweynaha dalka Tunisia Qays Saciid ayaa si weyn ugu guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Todobaadkani ka dhacday dalkaasi. Kaddib marki uu… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo daah-furtay Shir ku saabsan ka digista halista Fatahaadaha iyo abaaraha

Posted on October 7, 2024 by News Office

Shir socon doona mudda shan cisho ah oo ay soo qaban qaabiyeen Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo hay’adda Qaramada Midoobay… Sii akhri

Sheekh Shariif, Xasan Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka horyimid mudda kororsiga uu raadinayo Madaxweyne Xasan Sheekh

Posted on October 7, 2024October 7, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Khayre iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku laabtay kadib markii uu natiijo la’aan ku dhammaaday Shirkii Muqdisho

Posted on October 7, 2024October 7, 2024 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa saaka dib ugu laabtay magaalada Kismaayo kadib markii uu natiijo la’aan ku… Sii akhri

Dagaalka ka socda Marinka Gaza oo sannad-jirsaday kuna sii fidaya Bariga dhexe

Posted on October 7, 2024 by News Office

Sannad ayaa maanta laga joogaa markii uu billowday duullaanka ay Israa’iil ku qaadday Marinka Gaza, kaas oo ay uga jawaabeysay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta safar deg deg ah ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta

Posted on October 6, 2024October 6, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta safar deg deg ah ugu baxay magaalada Dubai ee dalka Imaaraatiga Carbeed (UAE).… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo lagu eedeeyay in uu mas’uul ka yahay sicir-bararka iyo saboolnimada ka jirta Puntland

Posted on October 6, 2024October 6, 2024 by News Office

Siyaasi Maxamed Cabdullaahi Xuseen (Shoortaayo), oo wareysi bixiyay ayaa Madaxweyne Deni ku eedeeyay in uu mas’uul ka ahaa baabi’intii Shilin… Sii akhri

Puntland oo taageertay Mowqifka Madaxweynaha Jubaland ka qaatay Shirka Madasha Muqdisho

Posted on October 6, 2024October 6, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa soo dhaweysay go’aankii Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe uu ka qaatay Shirkii dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada uga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close