Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Puntland oo Shir la yeeshay odayaasha dhaqanka, cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Warsangeli

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, Cabdirisaaq Axmed Saciid, ayaa Shir la qaatay odayaasha dhaqanka… Sii akhri

Posted on August 20, 2025 by News Office

Puntland oo sheegtay in kooxda ISIS la soo baxday xeelad iyo taatiko dagaal oo cusub

Posted on August 20, 2025August 20, 2025 by News Office

Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo soo saartay farriin ku saabsan dagaalka Calmiskaad ayaa sheegtay in kooxda ISIS beddeshay taatikadii ay ku… Sii akhri

Ciidamada difaaca Puntland oo Daacish kala wareegay ceelkii Garooba ee togga Baallade

Posted on August 20, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka gacanta ku dhigay ceelkii Garooba ee togga Baallade, halkaasi oo ay dhawaanahan ku dhuumanayeen firxad… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo caddeeyay in jariif ba’an ka socdo xeebaha degaannada Puntland

Posted on August 20, 2025 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni oo khudbad ka jeediyay Shir ku saabsan Kalluumeysiga oo Boosaaso ka qabsoomay ayaa caddeeyay in xeebaha Puntland… Sii akhri

Mareykanka oo 10 milyan oo Dollar siinaya qofkii keena xog ku saabsan dhaq dhaqaaqa Maaliyadeed ee Daacishta Soomaaliya

Posted on August 19, 2025 by News Office

Dowladda Mareykanka oo bayaan kooban soo saartay ayaa ku dhawaaqday abaal-marin dhan $10 milyan oo Dollar iyo dib u dejin,… Sii akhri

Puntland: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo markii labaad laamiga ka xirtay degmada Xarfo ee gobolka Mudug

Posted on August 19, 2025 by News Office

Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa markii labaad todobaad gudihiis waxay degmada Xarfo ee gobolka Mudug ka xirteen laamiga dheer… Sii akhri

Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Boosaaso

Posted on August 18, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka kowaad, Maxamed Baarri Shire, ayaa maanta magaalada Boosaaso… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Puntland oo lagu eedeeyay in uu ogolaansho siiyay 18 markab oo jariif ah

Posted on August 18, 2025August 18, 2025 by News Office

Qaar kamid ah Kalluumeydatada xeebaha degmada Xaafuun ee gobolka Bari oo warbaahinta ka soo muuqday ayaa cabasho ka muujiyay wasiirka… Sii akhri

Ciidanka Booliska Qardho oo ku guulaystay eedaysane loo haysto in toorray ku dhaawacay qof shacab ah

Posted on August 18, 2025August 18, 2025 by News Office

Ciidanka Booliska Gobolka Karkaar oo hawlgal ka sameeyay magaalada Qardho ayaa ku guulaystay qabashada eedaysane loo haysto in uu toorrey… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo maanta la wareegay degaanno ku teedsan togga Baallade oo Daacish ku dhuuman jirtay

Posted on August 17, 2025 by News Office

Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo bayaan soo saaray ayaa sheegay in ay hawlgal qorshaysan ka fuliyeen degaannada Dhaban-qooxle, Cas-caso, Ceelka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close