Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Baarlamanka Puntland oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Somaliland

Guddiga Amniga Baarlamanka Puntland oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ku dhawaaqay dagaal ka… Sii akhri

Posted on January 13, 2018January 13, 2018 by News Office

Kacdoon looga horjeedo Kenya oo laga dareemayo degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo

Posted on January 13, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in caawo halkaas laga  dareemayo kacdoon ballaaran oo looga horjeedo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed kaalinta ay ku leeyihiin horumarka dalka

Posted on January 12, 2018January 12, 2018 by News Office

Boosaaso, 12 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka… Sii akhri

Siyaasi sheegay in Zimbabwe noqon doonto sida Soomaaliya.

Posted on January 12, 2018January 12, 2018 by News Office

Wasiirkii Hore Tacliinta Sare dalka Zimbabwe,Jonathan Moyo oo haatan dhuumasho ku jira,kadib markii waddanka laga musaafuriyey,ayaa sheegay in Zimbabwe ay… Sii akhri

Kumaandooska Soomaaliya oo sheegay in ay burburiyeen Saldhiggii ugu weynaa Al-shabaab ee gobolka SH/Hoose.

Posted on January 12, 2018 by News Office

Saraakiisha Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa sheegay in ay burburiyeen Saldhiggii ugu weynaa Al-shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose. Taliyaha… Sii akhri

Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo la sheegay in isu dhiibay dowladda Soomaaliya.

Posted on January 12, 2018 by News Office

Wakaaladda Wararka Soomaaliya ee SONNA ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsan Al-shabaab uu isu dhiibay Ciidanka Xoogga dalka qeybtooda ku… Sii akhri

Dowladda Kenya oo dishay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.

Posted on January 12, 2018January 12, 2018 by News Office

Ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa dagaal kala horyimid askar ka tirsan Ciidamada Kenya… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta la kulmaya Bulshada Boosaaso.

Posted on January 12, 2018January 12, 2018 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed(Farmaajo) oo shalay gaaray magaalada Boosaaso ayaa Maanta la kulmaya qaybaha kala duwan ee bulshada oo… Sii akhri

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho.

Posted on January 12, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in xalay uu qarax ka dhacay guri ku yaalla degmadaasi.… Sii akhri

Qaxooti ka soo laabtay lix dal oo Soomaaliya dib ugu noqday.

Posted on January 12, 2018 by News Office

Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay(UNHCR), ayaa sheegtay Khamiistii in ay si iskood ah dib ugu celisay 110,913 qaxooti Soomaali ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close