Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Munaasabaddii dhammaystirka Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-sunna oo dib u dhacday.

Wararka aan ka helayno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in ay dib u dhacday Munaasabaddii lagu… Sii akhri

Posted on January 17, 2018 by News Office

Sarkaal ka tirsan Waaxda Canshuura Puntland oo lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo.

Posted on January 17, 2018January 17, 2018 by News Office

Rag hubaysan ayaa Xalay Xaafadda Saalama ee magaalada Gaalkacyo ku dhaawacay Sarkaal ka tirsan waaxda Canshuuraha ee Dowladda Hoose ee… Sii akhri

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo la sheegay in lagu qabtay gobolka Baay.

Posted on January 17, 2018January 17, 2018 by News Office

Ciidamada Soomaaliya ee ku sugan gobolka Baay ee Koonfurta,ayaa hawlgal ku soo qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab,sida ay soo werisay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka dhulka ah ku maraya Gobolka Galguduud+Sawirro

Posted on January 17, 2018 by News Office

Dhuusamareeb, 17 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib… Sii akhri

Heshiiski Galmudug iyo Ahlu-sunna oo lagu dhammaystirayo magaalada Dhuusamareeb.

Posted on January 17, 2018 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud,ayaa maanta la filaya in uu goobjoog… Sii akhri

Daawo:Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somaliland oo ka walwalsan in Puntland Laascaanood qabsato.

Posted on January 15, 2018 by News Office

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somaliland oo ka soo jeeda gobolka Sool ayaa dowladda Puntland ugu baaqay in aysan gobolka soo… Sii akhri

Gudoomiye Canshuur oo ku goodiyay Puntland inay qabsanayso Laascano

Posted on January 14, 2018January 15, 2018 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Sool ee Puntland,Daahir Salaad Canshuur oo khadka Taleefonka kula hadlay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa sheegay in gobolka Sool… Sii akhri

Al-shabaab oo xukunno ku ridday qof shacab ah.

Posted on January 14, 2018 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa xukun Karbaash ah ku riday mid kamid ah shacabka degmada Kurtunwaarrey ee gobolka Shabeellaha Hoose oo lagu… Sii akhri

Daawo: Soo dhoweyntii Madaxweyne Farmaajo iyo Gaalkacyo oo dhaqaaqday

Posted on January 13, 2018January 13, 2018 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane.Maxammed cabdullahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo maanta ka soo amba baxay Boosaaso ayaa… Sii akhri

Daawo: Somaliland oo sheegtay in Ciidankeeda lagu hareeraysanyahay.

Posted on January 13, 2018 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland,Maxammed kaahin Axmed oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Ciidamadii Somaliland ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close