Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiir Beyle oo ka warbixiyay Waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradda Maaliyada Sanadkii 2017 iyo Qorshayaasha Sanadka cusub

Muqdisho, 05, feb, 2018 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda faderaalka Soomaaliya mudane, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka war bixiyay waxqabadkii wasaaradda Maaliyadda… Sii akhri

Posted on February 5, 2018 by News Office

Dagaal dhexmaray Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo malayshiyaad hubaysan.

Posted on February 4, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya  degaanka Jasiira ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal kooban ku dhexmaray ciidamada dowladda… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Danjire Mr David Concar

Posted on February 3, 2018 by News Office

Kismaayo, Feb, 3 2018- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha… Sii akhri

Ciidmada difaaca dowladda Puntland oo dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.

Posted on February 2, 2018 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland ee gobolka Bari ayaa burburiyey shabakad ka tirsan Al-shabaab oo weerar ku soo qaadday degaanka Sugurre… Sii akhri

Al-shabaab laga sifeeyey gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Sarkaal sare oo laga dilay.

Posted on February 2, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Diinsoor oo ka tirsan gobolka Baay ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda Soomaaliya ay dileen sarkaal sare… Sii akhri

Daladda daneeyayaasha aan dowliga ahayn ee PUNSA oo soo abaabushay shir looga hadlayo masiibadii dab ee 30kii bishii hore garowe ka dhacday.

Posted on February 2, 2018February 2, 2018 by News Office

Shirkaan oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen  daladda daneeyayaasha aan dowliga ahayn ee PUNSA iyo Dowladda Hoose… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo guddi u saaray waxkaqabadka khatarta Kaalmaha Shidaalka.

Posted on February 1, 2018 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban Golaha Wasiirada oo si deg deg ah uga… Sii akhri

Shir ku saabsan sare u qaadidda aqoonta farsamayaqannada ku shaqeeya qaboojiyaasha oo Garoowe ka furmay.

Posted on February 1, 2018February 1, 2018 by News Office

Shir wacyi-gelin iyo taba-bar ah oo ku saabsan sare u qaadidda aqoonta farsamayaqaannada ku shaqeeya qalabka qaboojiyaasha ayaa Maanta Garoowe… Sii akhri

Daawo:-Garoowe oo laga mamnuucay in wax xarun shidaal ah laga furto

Posted on January 31, 2018January 31, 2018 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe, xassan Maxammed Ciise (Goodir) oo goor dhoweyd shir jaraa’id qabtay ayaa si faahfaahsan uga warbixiyey khasaarihii ka… Sii akhri

Daawo:-Sida loo demiyey dabkii Galabta ka kacay magaalada Garoowe.

Posted on January 30, 2018January 31, 2018 by News Office

  Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay,lix kalena waa ku dhaawactay dab xooggan oo Galabta ka kacay kaalin Shidaal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close