Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo soo celinaysa maxaabiis kale oo ku xiran dalka Libiya

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi oo lahadlay Warbaahinta dowladda ayaa faah faahiyay qorshaha dowladda Soomaaliya ay… Sii akhri

Posted on February 18, 2018February 18, 2018 by News Office

Hay’adda Astaynta Maamul wanaagga Puntland oo shir u qabatay Nabadoonnada

Posted on February 17, 2018February 18, 2018 by News Office

Shir ku saabsan doorka Nabadoonnada Puntland ee sare u qaaddidda Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq maasuqa oo ay soo qaban… Sii akhri

Puntland oo gurmad deg deg ah weydiisatay Qaramada Midoobay

Posted on February 17, 2018February 17, 2018 by News Office

Ku xigeenka dhinaca banii’aadantinimada Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya,Peter De Clercq ayaa dowaladda Puntland ku… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus

Posted on February 17, 2018 by News Office

Xaflad Cashaa oo lagu soo dhaweynayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamigaa ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa xalay… Sii akhri

Wasaaradda Degaanka Puntland oo magacii laga beddelay.

Posted on February 15, 2018February 15, 2018 by News Office

Golaha Wasiirada dowladda Puntland ayaa maanta beddelay magacii Wasaaradda Degaanka,Duurjoogta,Daaqa, iyo Dalxiiska,sida ku cad Warsaxaafadeed laga soo saaray Shirkii Khamiislaha… Sii akhri

Dowladda Puntland oo canshuurtii ka dhaaftay hantida laga soo badbaadiyay doontii caariday.

Posted on February 15, 2018 by News Office

Dowladda Puntland ayaa Galabta ku dhawaaqday in gebi ahaanba Canshuurtii laga dhaafay hantida laga soo badbaadiyay doontii dhowaan ku caariday… Sii akhri

Gaas oo sheegay in Xukuumaddiisu aanay ku shaqeyn warka Shacabka

Posted on February 14, 2018February 15, 2018 by News Office

Warar soo baxay ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ay Xukuumadda Soomaaliya ku qancisay in xiisadda ka taagan… Sii akhri

Shir ku saabsan doorka haweenka ee Maamul wanaagga iyo la-dagaallanka Musuq maasuqa

Posted on February 14, 2018February 15, 2018 by News Office

Shir ku saabsan doorka haweenka ee sare u qaaddidda Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq maasuqa oo ay soo agaasintay hay’adda… Sii akhri

Wasiir Cawad oo beeniyay hadal ka soo yeeray Somaliland.

Posted on February 14, 2018February 14, 2018 by News Office

Wasiirka Wasaaaradda Arrimaha debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane. Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay hadal ka soo… Sii akhri

Maxaa ka jira in Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland rukhsado siiso maraakiib iyo doomo jariif ah.

Posted on February 14, 2018February 14, 2018 by News Office

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda dowladda Puntland ayaa maanta ka jawaabtay warar soo baxay oo tibaaxay in wasaaraddu ay si… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close