Militariga Maraykanka oo dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.
Militariga Maraykanka ayaa sheegay in duqeyn cirka ah ay ku dileen xubno ka tirsan xagjiriinta Al-shabaab ee dalka Soomaaliya. Qoraal… Sii akhri
Militariga Maraykanka ayaa sheegay in duqeyn cirka ah ay ku dileen xubno ka tirsan xagjiriinta Al-shabaab ee dalka Soomaaliya. Qoraal… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdilweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Qardho ugu magac-daray, marxuun Abshir Muuse Siciid oo kamid ahaa halgamayaashii… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa sheegtay in aysan qaadan doonin Dastuurka Soomaaliya ee haatan dib-u-eegistu ku socoto,haddii aan la waafajin nidaamka Federaalka… Sii akhri
Wareegto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa lagu sheegay in la kala diray, Golaha Degaanka degmada… Sii akhri
Duqa caasimadda Garoowe,Xassan Maxammed Ciise(Goodir),guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Maxammed(Fara-weyne) iyo xildhibaannada Golaha Degaanka Garoowe oo si wadajir ah Saxaafadda… Sii akhri
Duqa caasimadda Puntland, Xassan Maxamed Ciise(Goodir) oo maanta khudbad ka jeediyay furitaanka Kal-fadhiga 24 aad ee Golaha Degaanka Garoowe ayaa… Sii akhri
Xildhibaannada cusub ee loo soo xulay Golaha Degaanka degmada xaafuun ee gobolka Karkaar oo xalay la dhaariyay ayaa maanta guddoomiye… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ka soo dejisay 24 maxbuus oo Soomaali dalkaasi ku xirneyd mudda sannado… Sii akhri
Ugu yaraan saddex ruux oo rayid ah ayaa ku dhintay,afar kalena waa ku dhaawacantay duqeyn diyaaradeed oo lagu qaaday degaanka… Sii akhri
Ciidanka Amniga dowladda Puntland ee PSF ayaa weerar qorshaysan ku dilay 4 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab,sida lagu sheegay qoraal… Sii akhri