Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasaradaha Dastuurka heer Federaal iyo Puntland oo Garoowe tababar ku qabtay

Tababar  si wadajir ah u wadaqabanayaan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee DFS iyo Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Puntland ayaa maanta lagu… Sii akhri

Posted on June 24, 2018 by News Office

Weerar lagu qaaday ciidamda Somaliland ee ku sugan Laascaanood

Posted on June 24, 2018June 24, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in xalay dableey hubaysan ay weerar ku qaadeen ciidamada Somaliland ee ku sugan… Sii akhri

Khudbadda Madaxweyne Gaas ee furitaanka kal-fadhiga Baarlamanka?

Posted on June 23, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa sabtida maanta ah khudbad dheer ka jeedinaya furitaanka kal-fadhiga 41 aad ee Golaha Wakiilada… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo magacaabay Garyaqaanka guud ee dowladda Puntland

Posted on June 19, 2018June 19, 2018 by News Office

Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa Salaasada maanta ah magacaabay Garyqaqaanka guud ee dowladda Puntland. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha… Sii akhri

Abiy Axmed oo ciidamada dalkiisa ku eedeeyay falal argagixiso

Posted on June 19, 2018June 19, 2018 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Abiy Axmed Cali ayaa hay’adaha amniga dalkiisa ku eedeeyay in ay shacabka kula kacaan falal argagixiso oo… Sii akhri

Qarjab: Puntland maxay Somaliland kala hadlaysaa!

Posted on June 13, 2018June 13, 2018 by News Office

Wasiirka warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta,Hiddaha iyo Dhaqanka Puntland,Cabdi Xirsi Cali(Qarjab) ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Garoowe uga hadlay,saddex arrimood… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo xilalkii ka qaaday agaasimayaashii hay’adaha PIA iyo PSS

Posted on June 13, 2018June 13, 2018 by News Office

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa xilka looga qaaday agaasimayaashii hay’adaha PSS IYO PIA ee… Sii akhri

Puntland amartay in degaannadeeda laga xannibo SNLTV

Posted on June 13, 2018June 13, 2018 by News Office

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa lagu amray shirkadda DSAT in ay sida ugu dhakhsaha badan Sanduuqa kannaallada… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo booqday degaanno laga qabsaday Al-shabaab

Posted on June 11, 2018June 11, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland,Axmed Maxamed Islaam oo boqasho ku tegay degaanka  Gosha oo ay howlgalka ka wadaan ciidamada Jubbaland iyo… Sii akhri

Hawgal xooggan oo ka bilowday magaalada Garoowe

Posted on June 11, 2018June 11, 2018 by News Office

Hawlgal xooggan oo lagu sugayo amniga ayaa xalay ka bilowday magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland. Booliiska ayaa xalay baaritaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close