Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Gu’jir: Amniga iyo wadajirka hala ilaaliyo

Guddoomiyaha gobolka Nugaal,Cabdisalaan Xassan Xirsi(Gu’jir) oo saaka la hadlay warbaahinta Puntland Post, ayaa bulshada gobolka Nugaal ugu baaqay, in si… Sii akhri

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by News Office

Puntland oo xukuumadda Soomaaliya ku eedaysay in ay fara-gelin qaawan ku hayso KFG

Posted on December 20, 2018 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedaysay in ay fara-gelin qaawan ku samaysay doorashadii shalay ka dhacday dowlad goboleedka… Sii akhri

Murashax Siciid Dheere oo si weyn loogu soo dhoweyay Garoowe

Posted on December 20, 2018December 20, 2018 by News Office

Mid kamid ah as’aasayaashii Puntland  haatanna u sharraxan doorashada madaxtinimada sannadka 2019,Sarreeye Guud Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) ayaa Galabta si… Sii akhri

Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay Wafdi uu hogaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil

Posted on December 19, 2018December 19, 2018 by News Office

Senator Maxamuud Mashruuc oo kamid ah Barlamanka Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta qado-sharafeed xarunta Dalxiiska ee Hidda… Sii akhri

Tima-cadde oo ku dhawaaqay inuu u sharraxanyahay madaxweyne ku xigeen

Posted on December 19, 2018December 19, 2018 by News Office

Wasiirkii wasaaadda Arrimaha gudaha dowladda Puntland,Cabdullaahi Cali Xirsi(Tima-cadde) ayaa magaalada Garoowe  kaga dhawaaqay inuu u sharraxanyahay madaxweyne ku xigeenka Puntland… Sii akhri

Garoowe: Wasaarada Haweenka Puntland oo daah-furtay buugga waxqabadka carruurta

Posted on December 19, 2018December 20, 2018 by News Office

Buuggan oo ahaa mid lagu soo bandhigayay qorshe siyaasadeedka waxqabadka carruurta iyo  halka ay hiigsanayso 5 sano ee soo socota… Sii akhri

Al-shabaab oo lagu duqeeyay gobolka Bari

Posted on December 18, 2018December 18, 2018 by News Office

Ugu yaraan lix ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo shalay ka dhacday degaanka Miiraale oo dhanka… Sii akhri

Musharax Madaxweyne Puntland Cali cabdi awaare oo maanta si balaaran loogu soo dhaweeyay Garowe

Posted on December 18, 2018December 18, 2018 by News Office

Musharraxa xilka madaxweynaha Puntland ee doorashada 2019ka, Cali Cabdi Awaare  ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halka… Sii akhri

Hay’adda Sahan Research oo dalka laga mamnuucay

Posted on December 18, 2018December 18, 2018 by News Office

Wasaaradda Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucday hay’adda Sahan Research oo ay u jeedisay eedaymo ku saabsan waxyeellaynta… Sii akhri

Maraykanka oo sheegay in uu Al-shabaab ka dilay 62 xubnood

Posted on December 17, 2018December 17, 2018 by News Office

Militariga Maraykanka ayaa Isniinta maanta ah sheegay in ay 62 xubnood oo Al-shabaab ka tirsan ku dileen ilaa lix duqeymood… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close