Khasaaraha dagaalkii Gaalkacyo oo kordhay
Faahfaahin horleh ayaa ka soo baxay khasaaraha ka dhashay dagaal saaka ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.… Sii akhri
Faahfaahin horleh ayaa ka soo baxay khasaaraha ka dhashay dagaal saaka ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.… Sii akhri
Maamulka gobolka Mudug ee Puntland oo kaashanaya waxgaradka iyo nabaddoonada waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa kala dhex galay malayshiyaad hubaysan oo… Sii akhri
Ugu yaraan 2 ruux ayaa ku dhimatay 5 kalena waa ku dhaawacantay dagaal saaka malayshiyaad hubaysan ku dhexmaray aga’gaarka xabsiga… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo maalmahan ay Somaliland ka waddo degaanno ka tirsan gobolka Sanaag.… Sii akhri
Wasaaradda hawlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta dowladda Puntland ayaa Isniinta maanta Garoowe ku qabatay shir ku saabsan xeerka Qandaraasyada Puntland.… Sii akhri
Wararka ka imaanaya degmada Yubbe ee koonfurta gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi ay Isniinta maanta ah saldhig ka samaysteen… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa magacaabay agaasimaha cusub ee maamulka iyo maaliyadda madaxtooyada Puntland. Dikreeto ka soo… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa tacsi u dirtay dhammaan dalalka muwaadiniintoodu ku dhinteen shilkii diyaaradeed ee maanta ka dhacay waddanka Ethiopia. Qoraal… Sii akhri
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland, ahana Guddoomiyaha Guddiga Abaaraha, Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta oo Axada daah-furay shir looga hadlay abaaraha… Sii akhri
Shirkadda duullimaadyada Ethiopian Airlines ayaa sheegtay in ay burburtay diyaarad ay leedahay Axaddii saaka kadib markii ay duushay Addis Ababa… Sii akhri