Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Heshiis laga gaaray dhismaha Golayaasha Degaanka Saddexda degmo ee Garoowe, Godobjiraan iyo Dangoroyo

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa xalay shaacisay heshiis ay qaar kamid ah Xisbiyada Siyaasadda ee Puntland ka gaareen dhismaha Golaha… Sii akhri

Posted on November 3, 2024November 3, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Safaaradda Itoobiya laga rarayo Xeyndaabka Villa Somalia

Posted on November 3, 2024November 3, 2024 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo wareysi bixiyay ayaa walaac ka muujiyay in Safaaradda Itoobiya ay ku taallo… Sii akhri

Hay’adda sirdoonka Israa’iil oo lagu eedeeyay in ay basaastay Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga

Posted on November 3, 2024November 3, 2024 by News Office

Hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ayaa lagu eedeeyay in ay basaastay Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga, Giorgia Meloni iyo xubno ku dhow… Sii akhri

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran oo wacad ku maray weerar ka dhan ah Israa’iil

Posted on November 3, 2024November 3, 2024 by News Office

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa Sabtidii wacad ku maray in ay jawaab ciqaabeed ka bixin doonaan… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Codsi uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Posted on November 2, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta oo Sabti ah hortegay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Puntland oo markii u horraysay ka hadashay dagaalkii ka dhacay nawaaxiga degaanka Qorilugud

Posted on November 2, 2024 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa markii u horreeyay ka hadashay colaadda ka taagan degaanka Qorilugud oo ka tirsan gobolka Togdheer. Wasiirka dekedaha… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo baaq nabadeed ka soo saartay colaadda ka taagan degaanka Qorilugud ee Gobolka Togdheer

Posted on November 2, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed ka soo saartay dagaalkii shalay nawaaxiga degaanka Qorilugud ku dhexmaray Ciidamada SSC-khaatumo iyo kuwa… Sii akhri

Hawlgalka KMG ah UNTMIS oo si rasmi ah u bilaabay Hawlgalladiisa Soomaaliya

Posted on November 2, 2024November 2, 2024 by News Office

Hawlgalka KMG ah ee Kaalmaynta Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa si rasmi ah hawgalladiisa u billaabay kadib markii uu… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qaabiley Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Maraykanka

Posted on November 1, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehelinayey Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee Khasaaraha dagaal maanta ka dhacay nawaaxiga Qorilugud oo ka tirsan Gobolka Togdheer

Posted on November 1, 2024 by News Office

Faahfaahin dheeri ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaal maanta oo Jimce ah ka dhacay nawaaxiga degaanka Qorilugud oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close