Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Jubaland oo dib ugu laabtay Kismaayo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe isagoo ku sii jeeda… Sii akhri

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by News Office

Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegay in hadda uu qarax ka dhacay afaafka hore ee… Sii akhri

Garoowe: Rag ku eedaysan kiiskii Caa’isha Ilyaas oo saaka mar kale maxkamad la soo taagay

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by News Office

Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal, ayaa saaka oo Sabtiya mar kale u fadhiisatay dhegaysiga dacwadda loo haysto, 10 nin… Sii akhri

Galmudug oo ku dhawaaqday in shirkii Garoowe fashilmay

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by News Office

Dowlad goboleedka Soonaaliyeed ee Galmudug ayaa ku dhawaaqday in uu fashilmay shirkii wada-tashiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka… Sii akhri

Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo la kala qabtay iyo shirkii Garoowe oo fashilmay

Posted on May 9, 2019May 9, 2019 by News Office

Ilo’ xog-ogaal ah oo ku sugan madaxtooyada Puntland ee Garoowe, ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay, in shirka wada-tashiga xukuumadda… Sii akhri

Maraykanka oo sheegay in uu 13 xubnood oo ka tirsan Daacish ku dilay buuraleyda gobolka Bari ee Puntland

Posted on May 9, 2019May 9, 2019 by News Office

Millitariga Maraykanka ayaa sheegay in ay Arbacadii duqeyn diyaaradeed ku dileen 13 xubnood oo ka tirsan malayshiyaadka Daacish ee ku… Sii akhri

Sawir hore: Dhabancad oo musaasabad ka hadlaya

Dowladda Puntland oo shaacisay wakhtiga la dhisayo golaha degaanka degmada Badhan ee gobolka Sanaag

Posted on May 9, 2019May 9, 2019 by News Office

Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland, ayaa galabta shaacisay wakhtiga la qabanayo, doorashada golaha degaanka degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Warqad… Sii akhri

Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday buuraleyda gobolka Bari ee Puntland

Posted on May 9, 2019May 9, 2019 by News Office

Duqeyn diyaaradeed ayaa xalay laga maqlay nawaaxiga tuulada Cameeyra oo ka tirsan degmada Isku-shuban ee gobolka Bari sida ay sheegtay… Sii akhri

Roobabka gu’ga oo ka da’ay degaanno kamid ah Puntland

Posted on May 8, 2019May 8, 2019 by News Office

Degaannada xalay roobku miray waxaa kamid ah: Dan-Dan, Sarmaan, Dhillaalo, Balli-cad, Carra-weyn iyo Banyaal oo dhammaantood ka tirsan gobolka Cayn,… Sii akhri

Warqaddii uu eersaday kulankii xalay Farmaajo laga joojiyay

Posted on May 7, 2019May 7, 2019 by News Office

Warqad xalay ka soo baxday maamulka gobolka Nugaal ayaa lagu mamnuucay in la qabto wax shirar iyo kulamo ah oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close