Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo heshiis iskaashi gaaray

Shir ay xalay Garoowe ku yeesheen saddexda dowlad goboleed ee Puntland, Hirshabeelle iyp Koonfur Galbeed ayay ka soo saareen, war-murtiyeed… Sii akhri

Posted on May 13, 2019May 13, 2019 by News Office

Shir u dhexeeya Puntland Koonfur galbeed iyo Hirshabeelle oo Garoowe ka furmay

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay shirka Iskaashiga, xiriirka iyo wax wada-qabsiga dowladdaha xubnaha ka ah dowlada… Sii akhri

Faafin: Dowlad goboleedyada oo ka soo horjeestay xeerka Canshuuraha ee DF Soomaaliya

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Iskaashiga Wasaaradaha Maaliyada ee xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya waxay si cad uga hor-imaanayaan Xeerka Cashuuraha Dalka ee Wasiirka… Sii akhri

Suxufi caana oo loo magacaabay af-hayeenka xukuumadda Puntland

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, siciid Cabdullaahi Maxamed ayaa galabta magacaabay, af-hayeenka cusub ee xukuumadda Puntland. Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha… Sii akhri

Deni oo Garoowe ka saagootiyay Farmaajo

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee caasimadda Garoowe ku Sagootiyey madaxweynaha Jamhuuriyadda… Sii akhri

Faahfaahinta: Xukunka maxkamadda Garoowe ee kiiskii Caa’isha Ilyaas

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta go’aan ka gaartay dacwada ay xeer-ilaalinta Puntland ku soo oogtay toban nin… Sii akhri

Madaxii hawl-gelinta ciidanka Isku dhafka gobolka Mudug oo la dhaawacay

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Madaxii hawl-gelinta ciidanka Isku-dhafka ah ee gobolka Mudug G/dhexe Khaliif Nuur Shiil ayaa xalay lagu dhaawacay koonfurta magaalada Gaalkacyo sida… Sii akhri

Roobabka gu’ga oo xalay iyo saaka ka da’ay qaar kamid ah gobollada Puntland

Posted on May 12, 2019May 12, 2019 by News Office

Roobabka gu’ga oo laxaad leh ayaa xalay miray, degaanno badan oo ku yaalla gobollada Karkaar, Nugaal, Sool iyo Mudug oo… Sii akhri

Dhegaysiga kiiska Caa’isha Ilyaas oo mar kale dib loo dhigay

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by News Office

Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal ayaa mar kale dib u dhigtay dhegaysiga dacwadda loo haysto rag ku eedaysan kiiskii… Sii akhri

Faahfaahinta: qaraxa ka dhacay magaalada Boosaaso

Posted on May 11, 2019May 11, 2019 by News Office

Faahfaahin horleh ayaa ka soo baxaysa, qarax saaka ka dhacay iridda hore ee maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Bari xarunteeda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close