Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xubno ka tirsan Labada Aqal BFS ee laga soo doorto Jubaland oo maanta Kismaayo gaaray

Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka soo jeeda Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray… Sii akhri

Posted on November 7, 2024 by News Office

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegay in ay dowladda Jabuuti ka wada-hadleen Amniga Gobolka Geeska Afrika

Posted on November 7, 2024 by News Office

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal uu ku tegey dalka Jabuuti oo qeyb ka ah… Sii akhri

Jamhuuriga oo la wareegay Aqlabiyada Aqalka Senet-ka Mareykanka

Posted on November 7, 2024November 7, 2024 by News Office

Mudanayaasha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Senatka Mareykanka ayaa dib u soo ceshtay aqlabiyadda Aqalkaasi, kaddib marki ay saddex kursi oo… Sii akhri

Donald Trump oo dib loogu doortay Madaxweynaha dalka Mareykanka

Posted on November 6, 2024November 6, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale dib loogu doortay xilkaas, isaga oo ka guuleystay madaxweyne ku-xigeenkii Mareykanka… Sii akhri

Wasiir ku xigeenkii Wasaarada dekedaha iyo gaadiidka badda Soomaaliya oo xilkii iska casilay

Posted on November 6, 2024 by News Office

Wasiir ku xigeenkii Wasaarada dekedaha iyo gaadiidka badda Soomaaliya Xil. Sadaam Maxamuud Cabdi oo ka soo jeeda Puntland ayaa xalay… Sii akhri

Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wada-hadlay dib celinta Muhaajiriinta Soomaaliyeed ee Sharci-darrada ku jooga Jarmalka

Posted on November 6, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Berlin kula kulmay Chancellor-ka dalka Jarmalka, Mudane Olaf Scholz ayaa… Sii akhri

Donald Trump oo hoggaaminaya natiijada hordhaca ah ee doorashada Mareykanka

Posted on November 6, 2024November 6, 2024 by News Office

Donald Trump ayaa hoggaaminaya natiijada hordhaca ah , isagoo helay 240 cod halka Kamala Harris ay heshay 210. Wuxuu u… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu oo xilkii ka ceyriyay Wasiirkii difaaca Israa’iil

Posted on November 6, 2024November 6, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa shaqadii ka ceyriyay wasiirkiisii Difaaca, Yoav Gallant, sida laga soo xigtay xafiiska Netanyahu. Israel… Sii akhri

Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ka cafisay deyn ka badan $1bilyan oo Dollar

Posted on November 5, 2024 by News Office

Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis dowladda Soomaaliya looga cafiyay… Sii akhri

Hay’adda CIA oo ku dhawaaqday in Ruushku uu carqaladeynayo doorashada Maraykanka

Posted on November 5, 2024November 5, 2024 by News Office

Hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da ayaa ku dhawaaqday in Ruushka uu carqaladeynayo doorashada Mareykanka ee maanta dadweynaha ay codkooda ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close