Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed). Mudane Waare… Sii akhri

Posted on June 8, 2019June 8, 2019 by News Office

Taliyaashii ka soo baxay Somaliland oo si heer sare loogu soo dhoweeyay Xiingalool

Posted on June 7, 2019June 7, 2019 by News Office

Gaashaanle Sare Xuseen Faarax Aadan (Xuseen Dheere) iyo G/sare Xayle Xaaji Diraac oo kamid ah taliyaashii ciidamadooda kala soo baxay… Sii akhri

Madaxweyne Karaash oo furay Dhismaha Kumeel gaar ah oo Lagu Sameeyay Wadada Isku Xirta Gobolada Dalka

Posted on June 6, 2019June 6, 2019 by News Office

 Kusimaha Madaxweynaha dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cisaan Karaash ayaa furay dhismaha ku meel gaar ka ah… Sii akhri

Puntland oo beenisay warbixin Somaliland ka gudbisay gobolka Sanaag

Posted on June 6, 2019June 6, 2019 by News Office

Kadib markii ay Somaliland Somaliland qoraal u dirtay hay’daha caalamiga ah ay ku wargelisay in aysan ka hawl geli Karin… Sii akhri

Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Jubada hoose

Posted on June 6, 2019June 6, 2019 by News Office

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubaland ee ku sugan gobolka Jubada hoose oo iskaashanaya ayaa hawlgal wadajir ah ku qabtay… Sii akhri

Carrabeey dowladda Soomaliya ugu baaqay in ay hoos u eegto xaaladda Sool iyo Sanaag

Posted on June 6, 2019June 6, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka  dowlad goboleedka Galmudug Maxamed xaash cabdi Carrabeey ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in ay hoos u… Sii akhri

Dikreetadii Siciid Deni ku jaray curraarta caasimadda Garoowe

Posted on June 6, 2019June 6, 2019 by News Office

Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland, oo ay warbaahinta Puntland Post heshay bishii February ee sannadkan, ayaa lagu joojiyay… Sii akhri

Dowladda Puntland oo curraartii ka jartay caasimadda Garoowe

Posted on June 6, 2019June 6, 2019 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe Axmed Siciid Muuse, ayaa markii u horraysay, si faahfaahsan u soo bandhigay, dakhliga soo gala iyo kharashaadka… Sii akhri

Puntland iyo Dalka Shiinaha oo kala saxiixday heshiisyo muhiima

Posted on June 5, 2019June 5, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo kala ahaa Wasiirada Wasaaradaha Duulista Hawada… Sii akhri

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Daah-furay Bilawga Dhismaha Wadada Weyn ee Garoowe -Sin-ujiif

Posted on June 5, 2019June 5, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daahfuray dhismaha wadada halbowlaha ah ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close