Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xukuumadda Somaliland oo cabasho ka muujisay lebbiska guddoomiyaha xisbiga Waddani

Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye oo Sabtida Maanta Shir jara’id ku qabtay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa… Sii akhri

Posted on August 3, 2019August 3, 2019 by News Office

Kalfadhiga Baarlamanka Puntland oo xirmay

Posted on August 3, 2019August 3, 2019 by News Office

Kalfadhiga 44-aad ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland oo soo bilowday 15-June-2019 ayaa Sabtida maanta ah oo ku beegan 3-Agoosto soo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo seefta la baxay iyo mas’uuliyiin xilalkooda waayi doona

Posted on August 3, 2019August 3, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la filayaa in uu todobaadkan mar kale magacaabo mas’uuliyiin cusub oo ka tirsan… Sii akhri

Maxay tahay sababta maanta loo baajiyay keenista maydka ENG Yariisow?

Posted on August 3, 2019August 3, 2019 by News Office

Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo guddoomiyihii gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid diyaaraddii… Sii akhri

Garoonka diyaaradaha Dhuusamareebo oo lagu wareejiyay ciidanka Danab ee DFS

Posted on August 3, 2019August 3, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeyay ciidanka Danab ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu wareejiyay… Sii akhri

Muuqaal: Madaxda Puntland iyo shacabka oo jiibta iyo jaanta isla helay

Posted on August 3, 2019August 3, 2019 by News Office

Halkaan hoose ka daawo muuqaal kooban soo soo bandhigaya madaxda iyo shacabka Puntland oo jiibta iyo jaanta isla helay xalay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in la soo bandhigayo Maqaamka magaalada Muqdisho

Posted on August 3, 2019August 3, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid cabdullaahi Deni, ayaa xalay mar kale khudbad ka jeediyay, munaasabad lagu maamuusayo loogana mahad-celinayo madaxdii iyo… Sii akhri

Khayre: Dhuusamareeb Xiisihii loo qabay waa boqol jibbaarmaya

Posted on August 3, 2019August 3, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Xalay guddoomiyey shirka amniga Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo ay ka… Sii akhri

Somaliland oo maxaabiis ku wareejisay odoyaasha dhaqanka beelaha Muqdisho

Posted on August 2, 2019August 2, 2019 by News Office

Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti madax-dhaqameed ah uu hoggaaminayey guddoomiyaha dhaqanka ee beelaha Muqdisho Maxamed Xasan… Sii akhri

Khudbadda Mursal ma u muuqata in uu Villa Somalia ka hiiliyay?

Posted on August 2, 2019August 2, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabadda Xuska 1-da Agoosyto ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close