Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Degdeg: Toogasho kale oo hadda ka dhacday Maraykanka

Ugu yaraan 9 ruux ayaa ku dhintay halka 16 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho goor dhoweyd ka dhacday gobolka Ohio… Sii akhri

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Eng Yariisow oo aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle ha… Sii akhri

Dowladda Iran oo qafaalatay markab kale oo shisheeye

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Jamhuuriyadda islaamiga ah ee Iran ayaa mar kale maanta oo Axad ah markab ajinabi ah ka qabsatay gacanka Cumaan, sida… Sii akhri

Boosaaso: Wasiirkii hore ee Qorshaynta Puntland oo ka badbaaday qarax lala eegtay

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Hal askari oo ka tirsan ilaaladad wasiirkii hore ee Qorshaynta dowladda Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa ku dhaawacmay qarax goor… Sii akhri

Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya magaaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in hadda uu qarax ka dhacay nawaaxiga hoteelkii hore… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Salaadda janaasada marxuum Eng Yariisow

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

waxaa goor dhow Salaada Janaasada lagula dukaday garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle maydka guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqa… Sii akhri

Al-shabaab oo soo bandhigay in ka badan 80 odoy oo kamid ahaa ergooyinkii soo xulay Baarlamanka Federaalka

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Kooxda Al-shabaab, ayaa degaanka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan ku soo bandhigtay, in badan 80 oday-dhaqameed oo sida ay sheegtay kamid… Sii akhri

Madaxweynaha Turkiga oo Kaniisad cusub ka dhagax-dhigay magaalada Istanbul

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Sabtidii shalay magaalada Istanbul ka dhagax-dhigay, kaniisad cusub oo ay ku cibaadaysan doonaan,… Sii akhri

In ka badan 20 ruux oo ku dhintay weerar ka dhacay gobolka Texas ee dalka Maraykanka

Posted on August 4, 2019August 4, 2019 by News Office

Ugu yaraan 20 ruux ayaa ku dhintay, 26 kalena waa ku dhaawacantay kadib markii nin hubaysan uu Sabtidii shalay rasaas… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in maxaabiista burcad-badeednimada ugu xiran Garoowe ay xaq-darro ku xiran yihiin

Posted on August 3, 2019August 4, 2019 by News Office

Guddomiye Ku-xigeenka kowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Abashir Maxamed Axmed (Abshir Bukhaari), ayaa Sabtida maanta kormeeray Taliska… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close