Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dalka philippines oo xaalad deg deg ah la geliyay

Dowladda dalka philippines ayaa xaalad deg deg ah ku dhawaaqday, kaddib markii ilaa 622 qof ay gudaha dalkaasi ugu dhinteen… Sii akhri

Posted on August 7, 2019August 7, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo la Kulmay Wefti Ka Socda Hay’adda WFP

Posted on August 6, 2019August 6, 2019 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Garoowe Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka… Sii akhri

Somaliland: Beel saddex shaati xidhan baa heshiisay

Posted on August 6, 2019August 6, 2019 by News Office

Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland ee ka soo jeeda gobollada Sool sanaag iyo Awdal ayaa ka dareeray Fadhi Saaka Golaha Wakiilada… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Hay’adda WFP

Posted on August 6, 2019August 6, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraakiil ka socda Hay’adda WFP oo uu… Sii akhri

Mac-hadka SIDRA oo Garoowe ku qabtay kulan ku saabsan kaalinta Bulshada rayidka ah ee yoolalka horumarineed

Posted on August 6, 2019August 6, 2019 by News Office

Mac-hadka horumarinta cilmi baarista Soomaaliyeed ee SIDRA ayaa maanta magaalada Garowe ku qabtay kulan ku saabsanaa kaalinta ururada bulshadu ku… Sii akhri

Kumaandooska Soomaaliya oo Al-shabaab ka saaray degaanno hor leh

Posted on August 6, 2019August 6, 2019 by News Office

Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta Al-shabaab ka saaray degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose iyo degaanno kale oo ka… Sii akhri

CGPCS oo Somaliland ku dacwaysay Golaha Amniga Qaramada Midoobay

Posted on August 6, 2019August 6, 2019 by News Office

Kooxda la’adagaallanka Burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya ee loo yaqaanno CGPCS, ayaa si adag xukuumadda Somaliland ugu cambaaraysay, siidaynta 19 Burcad-badeed ah… Sii akhri

Afar qolo oo ka midaysan in Kismaayo dagaal ka dhaco

Posted on August 6, 2019August 6, 2019 by News Office

Dowladda Qatar, ayaa sida la sheegayo dabada ka riixaysa musharrax lagu magacaabo, Cabdinaasir Seerar oo u taagan doorashada madaxtinimada dowlad… Sii akhri

Maxakamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku ridday Andrew Brain Irlam oo u dhashay dalka Britain

Posted on August 6, 2019August 6, 2019 by News Office

Andrew Brain Irlam oo ah muwaadin u dhashey Dalka Britain ayaa maanta Maxakamadda gobolka Banaadir go’aan kama dambeys ah ka… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Simbabwe oo xaaladdiisa caafimaad laga dayrinayo

Posted on August 6, 2019August 6, 2019 by News Office

Madaxweynihii hore ee waddanka Simbabwe Ropert Mogabe oo mudda 4 bilood ah isbitaal ku yaalla dalka Singpore ugu jira xanuun… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close