Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

DENI: Dowladda Soomaaliya qof aan weligiis public office soo marin ayaa madaxa u sarreeya noqon kara

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta mar uu Garoowe ka daah-furayay bilawga Qorshaha Horumarinta Puntland waxaa jeediyay khudbad… Sii akhri

Posted on August 7, 2019August 7, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Kormeeray Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Dowladda

Posted on August 7, 2019August 7, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Koormeer shaqo oo muhiimaddsii ahayd korjoogtaynta hannaanka shaqooyinku u socdaan… Sii akhri

Shirka Garsoor Dhaqameedka Puntland oo Garoowe ka furmay

Posted on August 7, 2019August 7, 2019 by News Office

Wasiirka wasaaradda Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Dowladda Puntland Cawil Sheikh Xaamud Maxamed, ayaa maanta magaalada Garoowe ka daah-furay shirka… Sii akhri

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland oo Garowe ka daah-furay Asbuuca Naas-nuujinta Adduunka

Posted on August 7, 2019August 7, 2019 by News Office

Munaasabaddan oo lagu qabtay xarunta wasaaradda caafimaadka ee Garowe, ayaa waxaa kasoo qeybgalay madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Wasiirka caafimaadka,… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Daahfuray Bilawga Diyaarinta Qorshaha Horumarinta Puntland

Posted on August 7, 2019August 7, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daahfuray bilawga Qorshaha Horumarinta Puntland ee 4-aad sanadaha 2020 -2024. Madaxweynaha oo… Sii akhri

Ahlu-sunna oo ka shakisan in Villa Somalia uga baxday heshiiskii Dhuusamareeb

Posted on August 7, 2019August 7, 2019 by News Office

Madaxa Xukuumadda Galmudug, ahna xubin ka tirsan hoggaanka sare ee Ahlu-sunna Waljamaaca, Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa shaki geliyay… Sii akhri

Israel oo sheegtay in ay ka qeyb-qaadanayso ilaalinta dalalka Khaliijka

Posted on August 7, 2019August 7, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha debadda waddanka Israel, Yisrael Katz ayaa shaaciyay in dalkiisu ku biirayo, Qorshaha Maraykanka iyo Xulafadiisa Gacanka Carabtu ay… Sii akhri

Guddoomiye Mursal oo dhaliil adag u jeediyay hay’adaha Qaxootiga ka shaqeeya

Posted on August 7, 2019August 7, 2019 by News Office

Shirka sanadlaha ee guddoomiyaasha Baarlamaanada Afrika oo ka furmay Magaaladda Johannesburg ee Dalka koonfur Afrika waxaa Soomaaliya uga qeyb galay… Sii akhri

Al-shabaab oo todobaad guhiis soo bandhigtay 160 oday-dhaqameed oo ka kala yimid afar dowlad goboleed

Posted on August 7, 2019August 7, 2019 by News Office

Kooxda Al-shabaab ayaa degaanka Buula-fulay ee gobolka Baay ku soo bandhigtay, madax-dhaqameed ay sheegtay in ay kamid ahaayeen, ergooyinkii soo… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamanka oo sheegay in aan khilaaf ka dhex jirin dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka

Posted on August 7, 2019August 7, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan oo saaka wareysi siinayey Laanta Af-Soomaaliga ee idaacadda BBBC-da ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close