Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo ku baaqday in wada-hadal lagu xalliyo wixii Khilaaf ah ee ka jira Jubaland

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha markii saddexaad dib loo doortay ee Jubaland… Sii akhri

Posted on November 25, 2024 by News Office

Axmed Madoobe oo maanta markii saddexaad loo doortay madaxweynaha Jubaland

Posted on November 25, 2024November 25, 2024 by News Office

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa markii saddexaad maanta oo Isniin ah ku guuleystay Xilka madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland. Guddiga doorasha Jubaland… Sii akhri

Axmed Madoobe oo lagu wado in Maanta mar kale loo doorto Madaxweynaha Jubaland

Posted on November 25, 2024 by News Office

Doorashada Xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa lagu wadaa in ay Maanta oo Isniin ah  ka qabsoonto magaalada Kismaayo. Doorashadan… Sii akhri

Xisbullah oo in ka badan 250 gantaal ku garaacday gudaha Israa’iil

Posted on November 25, 2024November 25, 2024 by News Office

Dhaqdhaqaaqa Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa in ka badan 250 gantaal ku ridday Israa’iil, kuwaas oo qaarkood burburiyay guryo ku… Sii akhri

Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo ku dhawaaqay xaalad diyaar-garow iyo heegan dagaal ah

Posted on November 24, 2024November 24, 2024 by News Office

Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca dowladda Puntland Jeneraal, Aadan Cabdi Xaashi oo boogasho aan la sii shaacin ku tegey buuraleyda… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay muhaajiriin Soomaali ah oo ku le’day badda

Posted on November 24, 2024November 24, 2024 by News Office

Safiirka Midowga Afrika u fadhiya dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Xaaji Warfaa ayaa faahfaahin ka bixiyay doonyo siday in ka badan 70… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Filibiin oo ku hanjabtay in ay shirqool ku dilayso madaxweynaha dalkaasi

Posted on November 24, 2024 by News Office

Hay’adaha ammaanka waddanka Filibiin ayaa xoojiyay amniga madaxweyne Ferdinand Marcos Jr, kaddib marki ay madaxweyne ku xigeenkiisa haweeneyda lagu magacaabo… Sii akhri

Puntland oo mamnuucday Khamaarka 1xBet iyo kaararka gaarka ah ee Private Numbers

Posted on November 23, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u mamnuucday adeegyada shirkadda Khamaarka ee 1xBet, islamarkaana joojisay kaararka gaarka loo furto ee… Sii akhri

Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Fadhi wadajir ah ku ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Qaranka

Posted on November 23, 2024 by News Office

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta fadhi wadajir ah ku ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Qaranka. Fadhiga wadajirka ah… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo maanta warbixin ka dhegeystay wasiirka Caafimaadka Siciid Jaamac Qorsheel

Posted on November 23, 2024 by News Office

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta warbixin ka dhegeystay wasiirka Caafimaadka Siciid Jaamac Qorsheel, oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Caafimaadka.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close