Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cabdiqani Boos

Howgalka Midowga Yurub oo ka hadlay Markab Dagaal oo Dab ku qabsaday Xeebaha Soomaliya

[Puntland Post] Midowga Yurub ayaa waxaba kama jiran ku tilmaamay in mid ka mid ah maraakiibtooda dagaalka uu dab qabsaday… Sii akhri

Posted on June 27, 2017June 28, 2017 by Cabdiqani Boos

Markab Dagaal oo ku qarxay Xeebta Degmada Caluula ee Puntland

Posted on June 27, 2017June 27, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso[ Puntland Post] Wararka ka imaanaya Xeebaha degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa sheegaya in qarax weyn laga… Sii akhri

Masuuliyiin ka tirsan Puntland Oo Shacabka Boosaso kula tukaday Salaada Ciida Garoonka Kubada Cagta

Posted on June 25, 2017June 25, 2017 by Cabdiqani Boos

Boosaso[Puntland Post]Boqolal shacab ah oo isugu jira Rag iyo Dumar ayaa isgu soo baxay tukashada salaada ciida oo markaasi masaleheeda… Sii akhri

Xuska Maalinta Caruurta Afrika oo Boosaso laga Xusay

Posted on June 17, 2017June 17, 2017 by Cabdiqani Boos

Boosaso[Puntland Post]Munaasibad lagu xusayay maalinta caruurta afrika oo sanad kasta laga xuso aduunka  ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Boosaso Ee… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay duulaan ku soo Afjari doonta Al-Shabaab

Posted on June 8, 2017June 8, 2017 by Cabdiqani Boos

Wasiirka Amniga ee dawladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey… Sii akhri

Puntland oo kulan Deg Deg ah kaleh duulankii Al-Shabaab ee tuulada Af-urur

Posted on June 8, 2017June 8, 2017 by Cabdiqani Boos

Madaxweyne Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo gollihiisa Wasiiradda ayaa hada shir Deg Deg ah ku leh xarunta Madaxtooyada… Sii akhri

Tartanka Qur’aanka ee Bosaso oo lagu dhawaaqay Natiijada Ardaydii ku guulaysatay kaalimaha hore

Posted on June 8, 2017June 8, 2017 by Cabdiqani Boos

Munasabadan ayaa ahayd mid lagu soo gabagabeynayey tartanka Qur,aanka Kariimka ah ee u dhexeeya Dugsiyada waxabarshada ee Boosaaso . Ardaydaan… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in uu dib u bilaaban doono dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garowe

Posted on June 6, 2017June 6, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Wasiirka wasaarada Duulista Hawada Puntland ayaa ku dhawaaqday in todobaadka nagu soo beegan ay dib u bilaaban doonto… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Caabudwaaq

Posted on June 4, 2017June 4, 2017 by Cabdiqani Boos

Caabudwaaq [Puntland Post]Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele (Xaaf) iyo wafdi uu hoggaaminayay Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf… Sii akhri

Madaxda IGAD oo Xal ka Gaareysa Xaalada ka jirta Koofurta Sudan

Posted on June 3, 2017 by Cabdiqani Boos

Madaxda Urur goboleedka IGAD ayaa kulan deg deg ah ku yeelanaya Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya 12-ka Bishaan sida… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.