Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Madaxweyne Deni oo ka hadlay midnimada Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxda Dowadda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay sabab u yihiin aqoonsiga Israa’iil siisay… Sii akhri

Posted on January 12, 2026January 12, 2026 by Desk

Puntland oo ka digtay colaad dhexmarta reer Sool iyo Somaliland

Posted on January 11, 2026January 11, 2026 by Desk

Puntland ayaa ka digtay safar la sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu maalmaha soo socda ku tagayo magaalada… Sii akhri

Taliye Muumin oo ka haday maleeshiyada haysata xarunta degmada Gaalkacyo

Posted on January 11, 2026January 11, 2026 by Desk

Taliyaha Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa sheegay in 22-ka bishan ay magaalada Gaalkacyo urari doonaan dhammaan ciidanka dhalinyarada… Sii akhri

Soomaaliya iyo Falastiin oo ka wada hadlay aqoonsiga Israa’iil siisay Somaliland

Posted on January 11, 2026January 11, 2026 by Desk

Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga waxaa xalay kulan ku yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali iyo wasiirka arrimaha… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay duqeyn loo gaystay safaaradda Qadar ee Kyiv

Posted on January 10, 2026January 10, 2026 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyn loo geystay safaaradda dalka Qatar ee ku taala caasimadda Ukraine ee Kyiv, taas oo… Sii akhri

Turkiga: Waa musiibo wayn aqoonsiga Israa’iil siisay Somaliland

Posted on January 10, 2026January 10, 2026 by Desk

Wasiirka arrimaha dibada Turkiga Hakan Fidan ayaa sheegay in aqoonsiga israa’iil siisay maamulka Somaliland uu keeni karo musiibo wayn oo… Sii akhri

Hindiya oo war ka soo saartay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Posted on January 10, 2026January 10, 2026 by Desk

Dowladda Hindiya ayaa ka hortimid go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyada oo taageertay madaxbannaanida dad iyo dhuleed ee Soomaaliya.… Sii akhri

Maleeshiyo muddo todobaad ka badan haysata xarunta degmada Gaalkacyo

Posted on January 9, 2026January 9, 2026 by Desk

Maleeshiyo hubaysan ayaa muddo todobaad ka badan haysata xarunta dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ee Puntland, kuwaas oo sheegaya in… Sii akhri

Wasiirka arrimaha dibada Shiinaha oo dib uga dhacay safar uu maanta ku iman lahaa Soomaaliya

Posted on January 9, 2026January 9, 2026 by Desk

Wasiirka arrimaha dibada Shiinaha Wing Yi oo la filayay in uu maanta galinkii hore soo gaaro magaalada Muqdisho ee caasimadda… Sii akhri

Shirka golaha wasiiradda Puntland oo looga hadlay afar qodob

Posted on January 8, 2026January 8, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo weheliyo ku-xigeenkiisa Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan ay yeesheen golaha wasiirrada, kaas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close