Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Askari iyo bajaajle ku dhintay Garowe

Cabdiraxmaan Yuusuf Axmed oo ka mid ahaa dhalinyarada aqoonyahanka ah ee dhawaan ku soo biiray Ciidanka Booliska Puntland iyo Nuur… Sii akhri

Posted on November 25, 2025November 25, 2025 by Desk

Puntland oo xukun ka soo saartay kiiska dilka Saabiriin

Posted on November 24, 2025November 24, 2025 by Desk

Maxkamadda darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo ayaa maanta dil toogasho ku xukuntay Hodan Maxamuud Diiriye oo ku eedeysnayd tacaddiga dilkii… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay xubno Daacish ah oo isa soo dhiibay

Posted on November 24, 2025November 24, 2025 by Desk

Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari, Gaashaanle Sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa ka hadlay dagaalka Daacish iyo amniga guud ee magaalada… Sii akhri

Gaalkacyo: Kiisa tacaddiga dilka Saabiriin oo mar labaad loo fariisanayo

Posted on November 24, 2025November 24, 2025 by Desk

Maxkamadda darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo ayaa goordhow mar kale u fariisanaysa dhageysiga gar-maqalka kiiska tacaddiga dilka Saabiriin Saylaan Cabdulle.… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sameeyay magacaabis cusub

Posted on November 24, 2025November 24, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar in uu noqdo ergeyga gaarka ah… Sii akhri

Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri hadalkii Farmaajo ee nolosha Muqdisho?

Posted on November 23, 2025November 23, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa siyaasiyiinta mucaaradka ah ka dalbaday in ay si dhab ah u soo… Sii akhri

Calmiskaad: Xubno ka tirsan Daacish oo duqayn lagu dilay

Posted on November 23, 2025November 23, 2025 by Desk

Ciidamada Puntland ayaa war ay soo saareen ku sheegay in duqeyn dhanka cirka ah lagu dilay ugu yaraan shan xubnood… Sii akhri

Farmaajo: Dalka waxaa ka jirta mid la mid ah Caga Barar (1992)

Posted on November 23, 2025November 23, 2025 by Desk

Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kulan la qaatay xubno ka tirsan labada aqal ee… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay garsoore Cumar Cartan

Posted on November 23, 2025November 23, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay madaxtooyada qaranka garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo ku guuleystay abaalmarinta… Sii akhri

Puntland oo qabatay madaxii hagista GPS-yada ee Daacish

Posted on November 22, 2025November 22, 2025 by Desk

Ciidamada Puntland ayaa meel u dhow deegaanka Kob-dhexaad ee gobolka Bari ku qabtay madaxii hagista GPS-yada ee kooxda Daacish, kaas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close