Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Faroole iyo Cali Xaaji oo ku soo wajahan Garowe

Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo katirsan Aqalka sare ee barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo siyaasi Cali Xaaji Warsame ayaa maanta ku soo… Sii akhri

Posted on February 15, 2017February 15, 2017 by Desk

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Wufuud ka socday Masar iyo Jarmalka

Posted on February 14, 2017February 14, 2017 by Desk

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Muqdiaho kula kulmay wafti ka socday dowlada Masar. Waftiga oo… Sii akhri

Xil-DHibaannada: Soomaali, Soomaali dhalay!..Wakiilladii dad-weynaha! – Maqaal- Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on February 14, 2017February 14, 2017 by Desk

Hawl oo dhan hadday kow tahay, waa dhab inay siday ahayd ama laga rabay Xil-DHibaannada Soomaaliyeed codkoodii iyagoo madax banaan… Sii akhri

11 qof oo cudurka shuban biyood ugu geeriyooday Garowe

Posted on February 14, 2017February 14, 2017 by Desk

Inta la xaqiijiyay 11 qof ayaa cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay Kaam Shebeelle oo kamid Kaamamka dadka soo barakacay ay… Sii akhri

Taariikh Nololeedkii Jen. Cadde Muuse Xirsi Boqor

Posted on February 14, 2017 by Desk

إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ GEERIDA MAXAMUUD MUUSE XIRSI BOQOR “CADDE” Cadde Muuse wuxuu ka mid ahaa halyeeyo loo tiriyo… Sii akhri

Nin 54 sano ku xanibnaa Hindiya oo la fasaxay

Posted on February 13, 2017February 13, 2017 by Desk

Wang Qi waa 77 sano jir ka tirsanaan jiray ciidanka Shiinaha waxa uu Sabtidii ku soolaabtay  dalkiisa, ka dib 54… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo geeriyooday

Posted on February 13, 2017 by Desk

Xildhibaan Siciid  Xasan Geedi oo ka mid ahaa xildhibaanada Aqal hoose ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay ku geeriyooday Isbitaal… Sii akhri

A New Test for Somalia Unity By: Safia Said

Posted on February 13, 2017 by Desk

After subsequent delays that hampered the election schedules, the long-waited day for the Somali people has arrived with hope and… Sii akhri

Somaliland oo ansixisay in Imaaraaadku sildhig Melitari ka sameysto Berbera

Posted on February 12, 2017February 13, 2017 by Desk

Barlamaanka Somaliland ayaa maanta ansixiyay heshiis ay horey ugaleen Somaliland iyo dowlada Imaaraadka Carabta, kaas oo ahaa in Imaaraadku sildhig… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo daabacaysa Lacag cusub

Posted on February 12, 2017February 12, 2017 by Desk

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkan ay qorsheynayso in ay soo daabacdo Lagac Shilin Soomaali ah oo cusub, taas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close