Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Abaarta Puntland: Reer miyiga Nugaal oo xaaladooda laga dayrinayo

Maamulka gobolka Nugaal ayaa sheegay in dadka reer guuraaga ah ee ku nool miyiga gobolka Nugaal ay soo wajahday biyo iyo… Sii akhri

Posted on January 2, 2026January 2, 2026 by Desk

Madaxweynaha Hirshabeelle oo qarax ka badbaaday

Posted on January 2, 2026January 2, 2026 by Desk

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta ka badbaaday qarax lagu eegtay wadada u dhaxaysa garoonka diyaaradaha iyo magaalada… Sii akhri

Puntland oo ka soo horjeensatay go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland

Posted on January 1, 2026January 1, 2026 by Desk

Xukuumadda Puntland ayaa shan maalmood kaddib ka soo horjeensatay go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland. Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid… Sii akhri

Somalia and China: A story of Two Partners

Posted on January 1, 2026January 1, 2026

“During the civilization and development process of more than 5,000 years, the Chinese nation has made an indelible contribution to… Sii akhri

Shaqo joojin lagu sameeyay guddoomiyihii Maxkamadda Gaalkacyo

Posted on January 1, 2026 by Desk

Xubnaha guddiga sare ee maamulka garsoorka Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyihii maxkamadda darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo Maxamuud… Sii akhri

Soomaaliya oo u mahadcelisay dalal iyo hay’ado garab-istaag u muujiyay

Posted on January 1, 2026January 1, 2026 by Desk

Dowladda Fderraalka Soomaaliya ayaa u mahadcelisay dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee taageeray go’aankeeda ku aadan aqoonsiga ay Israa’iil siisay… Sii akhri

The African Union Shuns Israel Over Support for Secession in Somalia

Posted on December 31, 2025December 31, 2025 by Desk

Addis Ababa (Comment) — On 26 December 2025, Benjamin Netanyahu recognised the Somaliland Administration as a republic. This decision not… Sii akhri

Puntland: Dowladda Federaalka wax aan dhib ahayn noogama yimaadaan

Posted on December 31, 2025December 31, 2025 by Desk

Puntland ayaa sheegtay in dowladda federaalka Soomaaliya  ka joojisay dhammaan mashaariicda horumarineed ee caalamka, islamarkaana ay la dagaalamayso dowladnimadeeda. Wasiirka… Sii akhri

Sidee ururada siyaasadeed u kala heleen kuraasta degmooyinka Banaadir?

Posted on December 31, 2025December 31, 2025 by Desk

Muddo todobaad ku dhow kaddib, guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay natiijada kuraasta golaha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir iyo sida… Sii akhri

Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay shidaalka Soomaaliya

Posted on December 30, 2025December 30, 2025 by Desk

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip  Erdogan ayaa hadlay shidaalka Soomaaliya iyo go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland. Erdogan oo ka hadlay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close