Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Garoonka diyaaradaha Garowe oo maalintii afaraad xiran

Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee Garowe ayaa maalintii afaraad xiran, kadib markii todobaadkii hore diyaarad ku dhacday dhabaha diyaaraduhu… Sii akhri

Posted on December 5, 2020December 5, 2020 by Desk

Puntland: Go’aan ka soo baxay dowladda oo dhaqangeli-waayay

Posted on December 5, 2020December 5, 2020 by Desk

Waxaa maanta oo sabti ah (05 December 2020) dhaqangeli-waayay go’aankii  Xukuumadda Puntland ee ahaa in aan  $1 doolar iyo wixii… Sii akhri

Mudaharaadyo ka dhacay Boosaaso iyo Gaalkacyo

Posted on December 1, 2020December 1, 2020 by Desk

Mudaharaadyo loogu soo horjeedo sicir bararka iyo diidmadii shillinka Soomaaliga ee dowladda ayaa ka dhacay magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo ee… Sii akhri

Puntland: Dowladda oo joojisay qaadashada Shillinka Soomaaliga

Posted on November 30, 2020November 30, 2020 by Desk

Dowladda Puntland ayaa joonisay in ay canshuur ku qaado lacagta Shillinka Soomaaliga, iyadoo degaannada Puntland sicir barar ba’an ka jiro.… Sii akhri

Buuq ka dhashay fadhi ay la haayeen Baarlamaanka Puntland iyo xildhibaano ka hadlay

Posted on November 30, 2020November 30, 2020 by Desk

Fadhi ay maanta la haayeen Baarlaanka Puntland ayaa waxaa hareeyay buuq, iyadoo markii dambana la hakiyey fadhigaas. Guddoomiyaha Baarlanaaka Puntland… Sii akhri

Suuqa Garowe oo xiran

Posted on November 30, 2020November 30, 2020 by Desk

Garowe (Puntland Post) – Ganacsatada yar yar ee magaalada Garowe ayaa maanta albaabada u laabay ganacsigoodii kadib markii uu kor usii… Sii akhri

Muxuu Raisedon Zenenga kaga hadlay shirkii jaraa’id ee Garowe?

Posted on November 29, 2020November 29, 2020 by Desk

Ku-xigeenka wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Raisedon Zenenga oo hoggaaminayay wafdi ka socday Beesha Caalamka ayaa ka hadlay kulan ay… Sii akhri

Garowe: Deni iyo wafdi ka socda Beesha Caalamka oo kulmay

Posted on November 29, 2020November 29, 2020 by Desk

Wafdi ka socda Beesha Caalamka ayaa magaalada Garowe kulan kula qaatay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Wafdiga Beesha Caalamka ee… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland: Xeerdejiye Gacanyare u Noqday Fulinta

Posted on November 28, 2020November 28, 2020 by Desk

Garoowe (Faallo) — Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah aqbalay codsi uga yimid madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, kaas oo… Sii akhri

Axmed Madoobe oo mar kale shuruud ku xiray doorasho federaal oo ka dhacda Jubbaland

Posted on November 28, 2020November 28, 2020 by Desk

Madaxweyna Jubbaland Axmed Madoobe ayaa mar kale shuruud ku xiray doorashada xildhibaanada federaalka ee la qorsheeyay in ay ka dhacaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close