Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Soomaaliya oo ka hadashay duqeymo ay Kenya ka geysatay Gedo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay duqeymo la sheegay in shalay diyaaradaha Kenya ka geysteen degaano ka tirsan… Sii akhri

Posted on June 4, 2021June 4, 2021 by Desk

Taliye ka tirsan Gorgor oo la dilay

Posted on June 3, 2021June 3, 2021 by Desk

Gaashaanle Maxamed Cabdiwahaab Faarax oo ahaa taliyihii ururka 6-aad guutada Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa galabta lagu dilay dagaal… Sii akhri

DFS oo ka hadashay rasaas lagu riday gaadiid uu la socday Xasan Sheekh Maxamuud

Posted on June 2, 2021June 2, 2021 by Desk

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in aysan ula kac ahayn rasaastii lagu furay kolonyo gaadiid… Sii akhri

Gaadiid uu la socday madaxweyne hore ee Soomaaliya oo lagu rasaaseeyay Muqdisho

Posted on June 2, 2021June 2, 2021 by Desk

Wararka ka imanaya magaaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta la rasaaseeyay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday madaxweynihii hore… Sii akhri

Puntland: Xagee maraysaa diiwaangelinta codbixinta doorashada hordhaca?

Posted on June 1, 2021June 1, 2021 by Desk

Diiwaangalinta codbixinta degmada Qardho ee gobolka Karkaar oo soo bilaamatay 16-kii May ayaa maanta la soo gabagabeeyay, waxaana la gudageli… Sii akhri

Xubnaha guddiyada doorashada ee cabashada laga muujiyay oo la soo bandhigay

Posted on June 1, 2021June 1, 2021 by Desk

Muqdisho (Wararka PP) — Guddiga Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay hubinta xubnaha cabashada laga muujiyay ee ku jira guddiyada doorashooyinka… Sii akhri

Rooble oo magacaabay Agaasimeyaal cusub

Posted on June 1, 2021June 1, 2021 by Desk

Muqdisho (Wararka PP) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Agaasimeyaal cusub u magacaabay wasaaradaha Gaashaandhigga iyo… Sii akhri

Muuse Biixi oo la kulmay safiirro iyo diblomaasiyiin ka socda Midowga Yurub iyo UK

Posted on June 1, 2021June 1, 2021 by Desk

Hargeysa (Wararka PP) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay safiirro iyo diblomaasiyiin ka socda dalalka ku bahoobay… Sii akhri

Somaliland: Muuse Biixi oo codkiisa ka dhiibtay doorashooyinka Wakiillada iyo deegaanka

Posted on May 31, 2021May 31, 2021 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda oo uu horey uga qaatay kaarka… Sii akhri

Warbixin: Doorashooyinka isku sidkan ee maanta ka dhacaya Somaliland

Posted on May 31, 2021May 31, 2021 by Desk

Dadweynaha Somaliland ayaa saacado kadib u dareeraya codbixinta doorashooyinka isku sidkan ee golayaasha wakiillada iyo deegaanka oo dhacaya maanta 31… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close