Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo markale mamnuucday khamaarka 1xBet

Puntland ayaa sheegtay in ay markale mamnuucday khamaarka 1xBet, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay shirka golaha wasiirrada oo… Sii akhri

Posted on January 15, 2026January 15, 2026 by Desk

Justin Davis oo noqday ku-simaha safiirka Maraykanka ee Muqdisho

Posted on January 15, 2026January 15, 2026 by Desk

Justin Davis oo ahaa ku-xigeenka madaxa howlgalka ee safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka ku-simaha… Sii akhri

Kulan looga hadlay amniga Mudug oo dhacay Garowe

Posted on January 15, 2026January 15, 2026 by Desk

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa magaalada Garowe kulan ku saabsan wada shaqeyn kula qaatay qaar ka… Sii akhri

Axmed Madoobe oo si adag uga hadlay xaaladda Soomaaliya

Posted on January 14, 2026January 14, 2026 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo maanta furay kalfadhiga 2-aad ee baarlamaanka maamulkiisa ayaa si adag uga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar… Sii akhri

Ciidamo ka baxay Garowe oo lagu soo dhaweeyay Laascaanood

Posted on January 14, 2026January 14, 2026 by Desk

Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa galabta duleedka bari ee magaalada Laascaanood ku soo dhaweeyay qayb… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo eedeeyn culus u jeediyay madaxweye Deni

Posted on January 14, 2026January 14, 2026 by Desk

Xildhibaan Cabdimahad Cali Liibaan oo ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa ku eedeeyay madaxweyne Deni waxa uu uga jawaabi waayay aqoonsiga… Sii akhri

Puntland: Taliye qaybeed is casilay

Posted on January 14, 2026January 14, 2026 by Desk

Taliyihii ciidanka booliska qaybta gobolka Raascasayr G/sare Mahad Cali Carcar ayaa xilkii iska casilay, kaddib markii sida uu sheegay ay… Sii akhri

Boosaaso: Guddoomiyaha gobolka Bari oo la weeraray

Posted on January 13, 2026January 13, 2026 by Desk

Dabley hubaysan ayaa caawa weeraray guriga uu magaalada Boosaaso ka dagan yahay guddoomiyaha gobolka Bari Cabdirisaaq Cali Siciid (Shaahdoon). Dhacdadan… Sii akhri

DP World oo ka hadashay go’aanka dowladda Soomaaliya

Posted on January 13, 2026January 13, 2026 by Desk

Shirkadda DP World oo maamusha dekedda Berbera ayaa diiday go’aanka dowladda Soomaaliya ku buriyay dhammaan heshiisyadii ay hore u wada… Sii akhri

Hadal-heyn ka dhalatay hadal uu yiri wasiir Fiqi

Posted on January 13, 2026January 13, 2026 by Desk

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay hadal baraha bushada hadal-heyn weyn ka dhaliyay, kaas oo la xiriiray safar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close