Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Laascaanood: Xasan Sheekh oo la kulmay Boqor Burhaan iyo Suldaan Garaase

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay magaalada Laascaanood kulan kula qaatay qaar ka mid ah isimada dhaqanka… Sii akhri

Posted on January 18, 2026January 18, 2026 by Desk

Lugatoor oo kulan la qaatay taliyeyaasha ugu sarreeya ciidamada Puntland

Posted on January 17, 2026January 17, 2026 by Desk

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland  Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta kulan la qaatay taliyeyaasha ugu sarreeya ciidamada Puntland iyo wasaaradda amniga. Qoraal… Sii akhri

Firdhiye oo lagu caleemo-saaray Laascaanood

Posted on January 17, 2026January 17, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre, madaxweynaha Galmudug Axmex Qoorqoor iyo madax kale oo… Sii akhri

Safiirro iyo wafuud kale oo gaaray Laascaanood

Posted on January 17, 2026January 17, 2026 by Desk

Safiirrada dalalka Turkiga, Sucuudi Careebiya, Suudaan iyo ayaa diblomaasiyiin kale ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, kuwaas oo ka qaybgalaya caleemo-saarayo… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay dagaalkii saldhigga Garowe iyo khasaaraha oo kordhay

Posted on January 17, 2026January 17, 2026 by Desk

Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa ka hadlay dagaalkii caawa ka dhacay saldhigga dhexe ee Garowe, kaas oo sababay… Sii akhri

Ciidamo weeraray saldhigga dhexe ee Garowe

Posted on January 17, 2026January 17, 2026 by Desk

Ciidamo tikniko ku hubaysan ayaa caawa weeraray saldhigyo dhexe ee magaalada Garowe, kuwaas oo doonayay in ay labaxaan labo nin… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee Laascaanood

Posted on January 16, 2026January 16, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaweyd gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari, isagoo noqday madaxweynihii… Sii akhri

Wafdi ka socda Jabuuti oo soo gaaray Laascaanood

Posted on January 16, 2026January 16, 2026 by Desk

Wafdi sare oo ka socda dowladda Jabuuti ayaa maanta soo gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari, kuwaas oo… Sii akhri

Xasan iyo Xamse oo maanta ka degaya Laascaanood

Posted on January 16, 2026January 16, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka degaya magaalada Laascaanood, iyada… Sii akhri

Mahad Salaad oo ka soo muuqday Laascaanood

Posted on January 15, 2026January 16, 2026 by Desk

Agaasimaha hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya (NISA) Mahad Salaad ayaa ku sugan magaalada Laascaanood, halkaas oo uu maanta soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close