Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo daahfurtay machad lagu tababarayo shaqaalaha dowladda

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Garowe ka daah-furay Machad-ka Tababarka Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda. Machad-ka ayaa… Sii akhri

Posted on December 5, 2021December 5, 2021 by Desk

Doorashada Golaha Shacabka: Kuraas doorashadooda dib loogu noqonayo iyo habraacii siyaasiyiinta Somaliland oo la laalay

Posted on December 5, 2021December 5, 2021 by Desk

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa go’aamiyay in dib loogu noqdo doorashada labo kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo… Sii akhri

Askar dad rayid ah ku dilay Muqdisho iyo Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay

Posted on December 3, 2021December 4, 2021 by Desk

Askar ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saacadihii ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho ku dilay ilaa saddex qof… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Posted on December 2, 2021December 2, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gelinkii dambe ee maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar… Sii akhri

Guddiga Khilaafaadka Doorashooyinka oo codsi u diray Midowga Musharaxiinta

Posted on December 2, 2021December 2, 2021 by Desk

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ka codsaday Midowga Musharaxiinta in ay keenaan caddeymo muujinaya in Guddigu is hor taagay in… Sii akhri

Waa kuma xiddiga sanadkan ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or?

Posted on November 30, 2021November 30, 2021 by Desk

Xiddiga xulka Argentina iyo kooxda PSG, Lionel Messi ayaa markii todobaad( 7) ku guuleystay abaalmarinta (Ballon d’Or) ciyaartoyga kubbadda cagta ugu… Sii akhri

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Hay’adda Waddooyinka Puntland

Posted on November 29, 2021November 29, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Guddoomiye cusub u magacaabay Hay’adda Waddooyinka Puntland ee (PHA). Madaxweyne Deni ayaa Guddoomiyaha… Sii akhri

Ujeedka safarka Madaxweyne Farmaajo ee Qatar

Posted on November 29, 2021November 29, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo si dadban uga hadlay xiisadda dowladda iyo PSF

Posted on November 28, 2021November 29, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si dadban uga hadlay xiisadda u dhexaysa dowladda uu hoggaamiyo iyo ciidamada PSF. Madaxweyne… Sii akhri

Maxay ka wadahadleen Rooble iyo Midowga Musharaxiinta?

Posted on November 28, 2021November 28, 2021 by Desk

Ra’iisul Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharaxiinta ayaa maanta kulan ku yeeshay Muqdisho, kaas oo looga hadlay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close