Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Midowga Musharaxiinta oo eedeyn u jeediyay Madasha Wadatashiga Qaran

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ku eedeeyay madaxda federaalka iyo dowlad goboleedyada in aysan dan ka lahayn doorasho hufan oo dalka… Sii akhri

Posted on December 12, 2021December 12, 2021 by Desk

Somaliland oo dib u furtay ururada siyaasadda

Posted on December 12, 2021December 12, 2021 by Desk

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa ku dhawaaqay in ay furan yihiin Ururada siyaasadda ee Somaliland. Wasiir Koore… Sii akhri

Qofna wuxuusan haysan ma baxsho

Posted on December 12, 2021December 12, 2021

Waxaan fadhiyay beer nasasho oo ku taal galbeedka London maadaama saacaddii aan shaqada geli lahaa ay wali ka dhinneyd saacad… Sii akhri

Is-fahan laga gaaray khilaafkii doorashada Golaha Shacabka ee gobolada Waqooyi (Somaliland)

Posted on December 11, 2021December 11, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka… Sii akhri

Nabadoon ku dhintay iyo xildhibaano ku dhaawacmay qarax ka dhacay Jowhar

Posted on December 11, 2021December 11, 2021 by Desk

Inta la xaqiijiyay 1 qof oo nabadoon ah ayaa ku dhintay 4 qof oo 2 ka mid ah xildhibaano yihiina… Sii akhri

Midowga Musharaxiinta oo shuruudo ku xiray doorashada Golaha Shacabka

Posted on December 9, 2021December 9, 2021 by Desk

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa soo jeediyay in la hakiyo doorashada Golaha Shacabka, shir wadatashiyana la isugu yimaado, si loo xalliyo… Sii akhri

Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Posted on December 8, 2021December 8, 2021 by Desk

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo ay wehelinayeen Wasiirrada Gaashaandhigga Mudane Xasan Xuseen Xaaji… Sii akhri

Isimada Puntland oo go’aamo ka soo saaray xiisadda PSF

Posted on December 7, 2021December 7, 2021 by Desk

Qaar ka mid ah isimada Puntland oo ku jiray xiisadda u dhaxaysa dowladda iyo hay’adda PSF ayaa soo saaray go’aamo… Sii akhri

Carruur si arxan-darro ah loogu dilay Muqdisho iyo Booliska Soomaaliya oo ka hadlay

Posted on December 7, 2021December 7, 2021 by Desk

Labo carruura oo walaalo ah ayaa maanta meydkooda laga helay xaafadda jaamacadda Shabeelle oo ka tirsan deegaanka Garasbaaley ee duleedka… Sii akhri

Rooble oo baaq u diray madaxda dowlad goboleedyada

Posted on December 6, 2021December 6, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay madaxda dowlad goboleedyada in aysan ku milmin oo ilaaliyaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close