Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Madaxweyne Deni oo nabad ku baaqay

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo caawa ka hadlay xaaladda Boosaaso ayaa ballan-qaaday in dowladdu aqbalayso xalka nabadda Boosaaso, xabbad… Sii akhri

Posted on December 24, 2021December 25, 2021 by Desk

Xabad joojin ka dhaqan gashay Boosaaso

Posted on December 23, 2021December 23, 2021 by Desk

Kadib saddex maalmood oo dagaalo khasaare geystay ka dhaceen magaalada Boosaaso, waxaa galabta dhaqan gashay xabad joojintii ay ku dhawaaqeen… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay dagaalka Boosaaso

Posted on December 23, 2021December 23, 2021 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in uu ka tiiraanyaysan yahay shaqaaqada… Sii akhri

Dagaal dib uga qarxay Boosaaso

Posted on December 23, 2021December 23, 2021 by Desk

Dagaal ayaa hadda oo saqdii dhexe ah dib uga qarxay magaalada Boosaaso, kaas oo u dhexeeya ciidamada dowladda Puntland iyo… Sii akhri

PSF oo war-saxaafeed soo saartay

Posted on December 22, 2021December 22, 2021 by Desk

PSF garabka uu hoggaamiyo agaasimihii xilka laga qaaday Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa ka hadlay dagaalkii Boosaaso. War-saxaafadeed ay soo saareen… Sii akhri

Shir ay yeelan doonaan Golaha Wadatashiga Qaranka oo la cayimay

Posted on December 21, 2021December 21, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaaciyay shir ay todobaadka dambe Muqdisho ku yeelan doonaan Golaha Wadatashiga… Sii akhri

Dagaal ka qarxay Boosaaso

Posted on December 21, 2021December 21, 2021 by Desk

Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka socda xaafadda Ridwaan ee magaalada Boosaaso. Dagaalka ayaa u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo… Sii akhri

Taliyaha Ciidamada Badda oo eedeyn u jeediyay Ra’iisul Wasaare Rooble

Posted on December 20, 2021December 20, 2021 by Desk

Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya Gen. Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Ra’iisal Waasare Rooble ku eedeeyay in uu boobay dhul ay leeyihiin… Sii akhri

Deni iyo Qoorqoor oo ka degay Baydhabo

Posted on December 19, 2021December 19, 2021 by Desk

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa galabta ka degay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha Koonfur Galbeed… Sii akhri

Kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo lagu doortay Muqdisho

Posted on December 19, 2021December 19, 2021 by Desk

Afar kursi oo ka mid ah kuraasta gobolada Waqooyi (Somaliland) ku matala Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close