Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Beesha Ciise oo ku dhawaaqday dhisida maamul ay xarun u noqonayso Seylac

Qaar ka mid ah xildhibaanada Somaliland ku matala baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in ay dhisayaan maamul la… Sii akhri

Posted on January 22, 2026January 22, 2026 by Desk

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay madaxweynaha Israa’iil iyo wiil uu dhalay Trump

Posted on January 22, 2026January 22, 2026 by Desk

Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland kulan kula yeeshay madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog iyo Eric… Sii akhri

Jubaland oo sheegtay in ay dib u qabsatay Kudhaa

Posted on January 22, 2026January 22, 2026 by Desk

Jubaland ayaa goordhaweyd sheegtay in iyada oo kaashanaysa ciidamada Danab ay dib u qabsatay jasiirada Kudhaa oo 24 saac ee lasoo… Sii akhri

Dagaal ka socda Kudhaa oo shalay qabsadeen Shabaab

Posted on January 22, 2026January 22, 2026 by Desk

Dagaal xoogan ayaa saaka ka socda deegaanka jasiirada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo u dhexeeya ciidamad Jubaland oo… Sii akhri

Dagaal ka dhacay deegaan ka tirsan Seylac

Posted on January 21, 2026January 21, 2026 by Desk

Dagaal ayaa maanta ka dhacay deegaanka Indho-biraale oo hoostaga degmada Seylac ee gobolka Awdal, kaas oo dhexmaray ciidamada maamulka Somaliland… Sii akhri

Jubaland: Al-shabaab oo sheegtay in ay la wareegtay jasiirada Kudhaa

Posted on January 21, 2026January 21, 2026 by Desk

Al-shabaab ayaa saaka weerar qarax ku bilowday ku qaaday deegaanka jasiirada Kudhaa degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay shaqaalaha Imaaraadka ee ka baxay Boosaaso

Posted on January 21, 2026January 21, 2026 by Desk

Madaxtootada Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay shaqaalaha ajaanibta ah ee ka baxay saldhigga Imaaraadka Carabta ee magaalada Boosaaso.… Sii akhri

Maxay tahay ujeedada uu Pakistan u tagay Cali Xoosh?

Posted on January 21, 2026January 21, 2026 by Desk

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray dalka Pakistan. Wafdigan ayaa… Sii akhri

Boqor Burhaan iyo Suldaan Garaase oo taageeray go’aanka lagu buriyay heshiisyada Imaaraadka

Posted on January 20, 2026January 20, 2026 by Desk

Qaar ka mid ah isimada dhaqanka beesha Daaraad oo ku shiray magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari ayaa soo… Sii akhri

Asad iyo Abgaal oo dhexdhexaadinaya Firdhiye iyo Abwaan

Posted on January 20, 2026January 21, 2026 by Desk

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Asad Cismaan Diyaano iyo siyaasi Xasan Shire Abgaal ayaa dhexdhexaadinaya madaxda maamulka Waqooyi Bari oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close