Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Guddiga Doorashooyinka oo diiday doorashadii Fahad Yaasiin

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa sheegay in ay horay u joojiyeen doorashada 3 kursi oo ka mid yahay kursigii shalay… Sii akhri

Posted on February 21, 2022February 21, 2022 by Desk

Wax ka badel lagu sameeyay heshiiska dekedda Boosaaso

Posted on February 20, 2022February 20, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameeyay heshiiska dekedda Boosaaso ee DP World. Madaxweyne… Sii akhri

Fahad Yaasiin: Doorasho Dadban shuban baa ka horeeya ee haloo dulqaato

Posted on February 20, 2022February 20, 2022 by Desk

La taliyaha Amniga ee Madaxweyne Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa maanta loo doortay xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo diiday heshiis uu galay Wasiirka Batroolka

Posted on February 19, 2022February 19, 2022 by Desk

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sharci daro ku tilmaamay heshiis shidaal oo wasiirka Batroolka la galay shirkadda Coastline Exploration.… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ka hadlay ujeedka safarkiisa Bari iyo arrimo kale

Posted on February 19, 2022February 20, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Qardho.… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka heer federaal oo is beeniyay

Posted on February 18, 2022February 18, 2022 by Desk

Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa qoraal ay soo saareen oo ku baahiyeen boggooda rasmiga ah ee Facebook ku sheegay in… Sii akhri

Dr. Maxamed Cabdiqaadir oo u sharaxan kursiga Hop#157

Posted on February 17, 2022February 18, 2022 by Desk

Dr. Maxamed Cabdiqaadir Yuusuf ayaa ka mid ah musharaxiinta u tartamaya kursiga Hop#157 oo laga soo doorto degmada Dhahar. Musharax… Sii akhri

Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyay shirkad mideyn doonta shirkadaha korontada

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shir-guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland, oo todobaadkan looga hadlay arrimo… Sii akhri

Gavin Williamson oo yimid Hargeysa, lana kulmay Muuse Biixi

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by Desk

Magaalada Hargeysa waxaa maanta yimid wafdi uu hoggaaminayay Gavin Williamson oo dhowaan su’aalo ka soo jeediyay baarlamaanka Biritayn, isagoo u… Sii akhri

Taliye ku dhintay dagaal ka dhacay Beledweyne

Posted on February 17, 2022February 17, 2022 by Desk

Taliyihii saldhiga Booliska Beledweyne Maxamed Xuseen Maxamuud (Duurdage) ayaa ku dhintay dagaal dhexmartay ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Taliyaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close