Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo shaacisay tirada ciidamada Federaalka ee ku sugan deegaannadeeda

La-taliyaha arrimaha amniga ee madaxweynaha, Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa shaaciyay tirada ciidamada ay mushaarka siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya ee… Sii akhri

Posted on January 25, 2026January 25, 2026 by Desk

Waqooyi Bari oo beenisay in argagixiso ku sugan tahay deegaannadeeda

Posted on January 25, 2026January 25, 2026 by Desk

Maamulka Waqooyi Bari ayaa sheegay in aysan jirin wax raad ah, saldhig ama joogitaan kooxo argagixiso oo ka jira guud… Sii akhri

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo war soo saaray

Posted on January 24, 2026January 24, 2026 by Desk

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku abqalay gogoshii… Sii akhri

Xog: Maraakiibta jariifka ee ku sugan xeebaha Puntland oo eryay ilaaladii Soomaalida

Posted on January 24, 2026January 24, 2026 by Desk

Ilaaladii Soomaalida ahayd ee saarnayd maraakiibta jariifka ah ee ku sugan xeebaha Puntland ayaa dhammaan shaqadii laga cayriyay, waxayna lagu… Sii akhri

Jubaland: Gaadiid laga gubay Al-shabaab

Posted on January 24, 2026January 24, 2026 by Desk

Ciidamada Jubaland iyo kumaandooska Danab ayaa weli howlgallo ballaaran oo ka dhan ah Al-shabaab ka wada deegaanno ka tirsan degmada… Sii akhri

Puntald oo ka hadashay duqeymo uu Maraykanka ka fuliyay Calmiskaad

Posted on January 24, 2026January 24, 2026 by Desk

Iyada oo weli uu socdo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee ku dhuumaleysanaya buuraha Calmiskaad ayaa sidoo kale waxaa… Sii akhri

Nairobi: Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Beesha Caalamka

Posted on January 23, 2026January 23, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaatay wakiillada Beesha Caalamka oo ay… Sii akhri

Jubaland oo shaacisay tirada Shabaabka lagu dilay iyo kuwa lagu qabtay Kudhaa

Posted on January 23, 2026January 23, 2026 by Desk

Madaxtooyada Jubaland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dagaalkii ka dhacay jasiirada kudhaa ee degmada Badhaadhe lagu dilay… Sii akhri

DFS: Waxaa weli jira xiriir diblomaasi oo la leenahay Imaaraadka

Posted on January 23, 2026January 23, 2026 by Desk

Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ay weli leeyihiin xiriirkii diblomaasi… Sii akhri

Maxaa ka jira in maxaabiis Daacish ah ka baxsatay xabsiga Boosaaso?

Posted on January 22, 2026January 22, 2026 by Desk

Dowladda Puntland ayaa beenisay in maxaabiis Daacish ah ay ka baxsatay xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso iyo guud ahaa xabsiyada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close