Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Axmed Madoobe oo la kulmay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa maanta qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM, Maj. Gen. Claude K. Tudor Jr., iyo… Sii akhri

Posted on March 9, 2026March 9, 2026 by Desk

Guddoomiyaha Nugaal oo baaq u diray beelo ku dagaalamay Mudug

Posted on March 9, 2026March 9, 2026 by Desk

Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa baaq nabadeed u diray labo beelood (Reer Khalaf iyo Carab Saalax), kuwaas oo… Sii akhri

Farmaajo oo baaq u diray Xasan Sheekh

Posted on March 9, 2026March 9, 2026 by Desk

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixa uu maanta sameeyay madaxweyne Xasan Sheekh ku tilmaamay mid sharci darro… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dastuurka cusub ee lagu muransan yahay

Posted on March 8, 2026March 8, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta saxiixay dastuurka cusub ee maalmo ka hor ay ansixiyeen labada aqal… Sii akhri

Boosaaso: In ka badan 30 dugsi oo cabasho muujiyay

Posted on March 8, 2026March 8, 2026 by Desk

Dugsiyada magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa cabasho ka muujiyay go’aano ka soo baxay wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare… Sii akhri

Kulamo siyaasadeed oo ka socda Garowe

Posted on March 8, 2026March 8, 2026 by Desk

Magaalad Garowe waxaa xalay dhacay kulan ay yeesheen baarlamaanka Puntland iyo qaar ka mid ah xildhibaannada iyo senatarada federaalka ku… Sii akhri

Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo kulan yeeshay

Posted on March 8, 2026March 8, 2026 by Desk

Madaxweynayaashii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay kulan ku yeeshay magaalada… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay shir madaxeedka Urur EAC

Posted on March 7, 2026March 8, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qaybgalay magaalada Arusha ee dalka Tanzania, meertada 25-aad ee shir madaxeedka… Sii akhri

Muxuu yahay ujeedka safarka Xasan Sheekh ee Arusha?

Posted on March 7, 2026March 7, 2026 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaasi oo uu kaga qayb… Sii akhri

Puntland: Dowladda oo lagu dhaliilay dab-damis la’aanta dekedda Boosaaso

Posted on March 7, 2026March 7, 2026 by Desk

Siyaasi Xasan Shire Abgaal ayaa soo jeediyay in dib loo eego xaaladda dekedda magaalada Boosaaso oo uu tilmaamay in muddooyinkii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close