Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay dhacdadii maxkamadda Garowe

Xubno ka tirsan baarlamaanka Puntland oo galinkii dambe ee maanta shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay dhacdo saaka ka dhacday… Sii akhri

Posted on July 24, 2022July 25, 2022 by Desk

Xasan Sheekh oo muddo kooban 7 safar dibada ugu baxay

Posted on July 24, 2022July 24, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowldda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Masar. Qoraal ka soo baxay Villa Somalia… Sii akhri

DDS oo war ka soo saartay dagaalkii Al-shabaab

Posted on July 23, 2022July 24, 2022 by Desk

Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa sheegtay in la soo afjaray dagaalkii u dhexeeyay Al-shaabab iyo Liyuu Booliska ee maalmihii la soo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabis sameeyay

Posted on July 23, 2022July 23, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Mudug. Wareegto maanta ka soo baxday ka xafiiska Madaxweyne… Sii akhri

Puntland: Sixitaanka imtixaanka fasalka 12-aad oo bilowday kadib markii dowladdu bixisay kharashka lagu saxayo

Posted on July 21, 2022July 21, 2022 by Desk

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay bixisay lacagtii sixitaanka imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo awal dhaqaale la’aan loo… Sii akhri

Xamse: Waxaan isu diyaarinaynaa guluf weyn oo ka dhan ah Al-shabaab iyo Daacish

Posted on July 20, 2022July 20, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada Muqdisho ku shir-guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Soomaaliya iyo… Sii akhri

Wadahadaladii doorashada Somaliland oo fashilmay

Posted on July 19, 2022July 19, 2022 by Desk

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa sheegay in ay burbureen wadahadaladii khilaafka doorashada ee la doonayay in lagu dhexdhexaadiyo Madaxweyne Muuse Biixi… Sii akhri

Qarax xoogan oo ka dhacay Jowhar iyo mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo ku dhaawacmay

Posted on July 17, 2022July 17, 2022 by Desk

Qarax loo adeegsaday gaari nooca xamuulka ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarax ayaa maanta ka dhacay hotel Nuur Doob… Sii akhri

Maxay ka wadahadleen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti?

Posted on July 17, 2022July 17, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowdda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir ah u qabtay shir… Sii akhri

Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay Jabuuti

Posted on July 16, 2022July 16, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowldda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta galinkii dambe gaaray dalka Jabuuti. Madaxweyne Xasan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close