Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Xubnaha Golaha Wasiirada ee ka soo jeeda Puntland

Wasiirada Abshir Cumar Huruuse — Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga, wuxuu u dhashay beesha Majeerteen/Ciise Maxamuud. Gen. Cabdullaahi Axmed… Sii akhri

Posted on August 2, 2022August 2, 2022 by Desk

24 sano kadib, Puntland maxaa u qabsoomay, maxaase qabsoomin?

Posted on August 1, 2022August 1, 2022

Qormadaan waxaan uga hadlayaa waxyaabaha laga dhaxlay dhisitaankii Puntland, waxyaabaha aana laga guul gaarin se wali lagu raad joogo ka… Sii akhri

Guudlaawe oo labo sano ku dhawaad kaddib magacaabay Golaha Wasiirada Hirshabeelle

Posted on August 1, 2022August 1, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa magacaabay Golaha Wasiiradda maamulkaas oo ka kooban 81 xubnood oo isugu… Sii akhri

Puntland oo mar kale daah-furtay wadooyin la dayactiray

Posted on July 31, 2022July 31, 2022 by Desk

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daah-furay dayactir lagu sameeyay qeybo ka mid ah laamiga isku xira… Sii akhri

Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeeno CXDS

Posted on July 31, 2022July 31, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababbar u soo xiray dufcadda 4-aad ee layli sarkaal iyo dufcadda… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo booqday deegaano ka tirsan gobolka Nugaal

Posted on July 27, 2022July 27, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqday deegaanada Xamur iyo Caano-yaskax oo ka tirsan gobolka Nugaal, kuwaas oo ay… Sii akhri

Xasan iyo Xamse oo kulan ka yeeshay magacaabista Golaha Wasiiradda

Posted on July 27, 2022July 27, 2022 by Desk

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ka yeeshay magacaabista Golaha Wasiiradda. Qoraal ka soo baxay xafiiska… Sii akhri

Qarax lagu dilay guddoomiye degmo

Posted on July 27, 2022July 27, 2022 by Desk

Guddoomiyihii degmada Marka Cabdullaahi Cali Axmed Waafow ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay degmadaas. Qaraxa oo ahaa mid uu… Sii akhri

Wadada Garowe iyo Boosaaso: Dayactir lagu sameeyay 45 biyo mareen iyo 4 buundo

Posted on July 26, 2022July 26, 2022 by Desk

Mas’uuliyiin ka tirsan Golaha Wasiiradda Puntland ayaa maanta xariga ka jaray 45-Biyo mareen oo laga dayactiray inta u dhexaysa Boosaaso… Sii akhri

Maxay ka wada hadleen Xasan Sheekh iyo Cabdulfataax Al-siisi?

Posted on July 25, 2022July 25, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa maanta kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaahira… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close