Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Gen. Odawaa oo xilka laga qaaday

Golaha wasiiradda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah kulan ay yeesheen xilkii kaga qaaday taliyaha ciidamada xoogga dalka… Sii akhri

Posted on January 29, 2026January 29, 2026 by Desk

Maraykanka oo war cusub ka soo saaray gargaarka Soomaaliya

Posted on January 29, 2026January 29, 2026 by Desk

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay dib u bilaabayso howlihii gargaarka ee Soomaaliya oo ay dhawaan hakisay kaddib markii la… Sii akhri

7 qof oo biyo la’aan ugu dhintay Puntland

Posted on January 28, 2026January 28, 2026 by Desk

Ilaa todobada qof oo carruur u badan ayaa biyo la’aan ugu dhintay deegaanno ka tirsan degmada Jariiban ee gobolka Mudug.… Sii akhri

Wax-ka-beddelka Dastuurka DFS: Khalad Siyaasadeed oo Halis Gelinaya Qaranka

Posted on January 28, 2026January 29, 2026

Xilli uu gabaabsi yahay muddo xileedka Madaxweynaha iyo Baarlamaanka, isla markaana kal doorashadii soo dhowdahay, isku-day kasta oo haldhinac ah… Sii akhri

Kulankii baarlamaanka Soomaaliya oo ku soo dhammaaday buuq iyo sawaxan

Posted on January 28, 2026January 28, 2026 by Desk

Kulan la damacsanaa in lagu soo bandhigo wax ka baddel dastuur oo ay xildhibaanada labada aqal maanta yeesheen ayaa ku… Sii akhri

Shirka Wasiirada Maaliyadda Geeska Afrika oo ka furmay Muqdisho

Posted on January 28, 2026January 28, 2026 by Desk

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirka 27aad ee wasiirada maaliyadda Geeska Afrika, kaas oo ay sanadkan martigelisay Soomaaliya, waxaana… Sii akhri

Ilhaan Cumar oo la weeraray

Posted on January 28, 2026January 28, 2026 by Desk

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Koongareeska Maraykanka kana soo gasha gobolka Minnesota ayaa xalay lagu weeraray kulan ay… Sii akhri

PUNSAA oo beenisay war ka soo baxay Dowladda Federaalka

Posted on January 28, 2026January 28, 2026 by Desk

Dalladda Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa beenisay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee… Sii akhri

Guddiyo ka horyimid wax ka baddelka dastuurka

Posted on January 27, 2026January 27, 2026 by Desk

Xubnaha guddiga dastuurka ku matala Jubaland, Somaliland, Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa ka horyimid qorshaha Villa Somalia iyo cutubyada… Sii akhri

Taliye Muumin oo magacaabis sameeyay

Posted on January 27, 2026January 28, 2026 by Desk

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa maanta magacaabay taliyaha laanta nabadgelyada waddooyinka ee gobolka Bari. X/Le Maxamed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close