Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Deni oo doonaya in uu xulka qaranka u adeegsado ololeynta siysaasadeed ee Kaah

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in urur siyaasadeedka Kaah u maqriqaad u fidinayo xulka qaranka 17-jirada ee ku… Sii akhri

Posted on October 17, 2022October 17, 2022 by Desk

Xildhibaan Macalimuu: ATMIS far baa ku godan

Posted on October 16, 2022October 16, 2022 by Desk

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee… Sii akhri

Muxuu yahay Golaha cusub ee dhisay Madaxweyne Deni?

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay dhisay gole uu ugu magacdaray ‘Golaha Amniga Puntland’. Golaha Amniga Puntland… Sii akhri

Xulka Soomaaliya oo ku guuleystay koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee 17-jirada

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by Desk

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ee 17-jirada ayaa ku guulaystay koobka ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA, markii ay 3–1… Sii akhri

Doorashada Puntland: Ninna Calooshiisa Ceeriin uma qariyo

Posted on October 15, 2022October 15, 2022

Mid quman ayey ila noqotay doodda Madaxweynihii hore ee Puntland Md. Dr. Cabdiweli Maxamed Cali-Gaas, uu ku talinayey in doorashooyinka… Sii akhri

Shacab ku dhintay qarax ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye

Posted on October 14, 2022October 14, 2022 by Desk

Ugu yaraan 7 ruux oo rayid ah ayaa ku dhintay tiro kalana waa ku dhaawacmeen gaari nooca dadweynaha ah oo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo loogu baaqay in uu la hadlo shacabka Puntland

Posted on October 14, 2022October 14, 2022 by Desk

Siyaasi Axmed Siciid Aw Nuur oo ka tirsan urur siyaasadeedka Mideeye ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni in… Sii akhri

Hadal uu Wasiir Juxa jeediyay oo caro dhaliyay

Posted on October 14, 2022October 14, 2022 by Desk

Waxaa hadal hayn ka dhalatay hadal uu xalay munaasabad ka jeediyay Wasiirka Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda Cabdi Faarax Juxa,… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo guddi magacaabay

Posted on October 13, 2022October 13, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabullaahi Deni ayaa magacaabay guddiga la sheegay in ay ka shaqayn doonaan dardergelinta arrimaha doorashooyinka iyo fududaynta… Sii akhri

Maxay tahay ujeedka safarka Ra’iisul Wasaare Xamse ee Itoobiya?

Posted on October 13, 2022October 13, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta gaaray magaalada Addis Ababa ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close