Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Xildhibaan hore Baduugaaye oo geeriyooday

Gen. Cabdicasiis Siciid Gacamey (Baduugaaye) oo xilal kala duwan ka soo qabtay Puntland ayaa goordhaweyd ku geeriyooday magaalada Garoowe. Geerida… Sii akhri

Posted on August 14, 2022August 14, 2022 by Desk

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo xilka la wareegay

Posted on August 13, 2022August 13, 2022 by Desk

Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Abshir Cumar Huruuse ayaa maanta xilka kala… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo joojiyay iibinta buugta dugsiyada sare Puntland

Posted on August 13, 2022August 13, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amar Madaxweyne ku joojiyay in la iibiyo buugaagta Manhajka Waxbarashada dusgiyada sare ee Puntland,… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay xisaadda siyaasadeed ee Somaliland

Posted on August 12, 2022August 12, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa diray baaq la xiriira xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Somaliland. Ra’iisul… Sii akhri

Muuse Biixi: Cirro, Sri Lanka buu filim ka daawaday

Posted on August 12, 2022August 12, 2022 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadal dheer jeediyay ayaa ka hadlay mudaharaadyadii khamiistii gilgilay magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Ceerigaabo.… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo amar duldhigay Golaha Wasiirrada

Posted on August 10, 2022August 11, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa duldhigay Golaha Wasiirrada amar la xiriira ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka.… Sii akhri

Wasiirrada cusub ee Amniga iyo Diinta & Awqaafta oo xilalka la wareegay

Posted on August 10, 2022August 10, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Maxamed… Sii akhri

Xubno ka mid ah Xukuumadda Xamse oo xilalka la wareegay

Posted on August 9, 2022August 9, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka cusub, Saalax Axmed… Sii akhri

Laftagareen iyo Cagjar oo ka wada hadlaya la dagaalanka Al-shabaab

Posted on August 8, 2022August 8, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jig-jiga ee Dowlad… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabis sameeyay

Posted on August 8, 2022August 8, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay saddex la-taliye madaxweyne oo kala ah, la-taliyaha siyaasadda iyo dimuqraadiyadda, la-taliyaha mashaariicda iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close