Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Ra’iisul Wasaare Xamse oo baaq u diray bulshada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulankii ugu horreeyey la yeeshay guddiga gurmadka abaaraha ee xalay… Sii akhri

Posted on August 17, 2022August 17, 2022 by Desk

Maxaa ka soo baxay shirkii degdegga ahaa ee Golaha Wasiirrada Soomaaliya?

Posted on August 17, 2022August 17, 2022 by Desk

Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare, Xamse Cabdi Barre ayaa caawa waxaa isugu yimid dhammaan xubnaha… Sii akhri

Wasiir Huruuse oo la kulmay safiirka Itoobiya

Posted on August 16, 2022August 16, 2022 by Desk

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta la kulmay safiirka toobiya u fadhiya Muqdisho Cabdulfataax Cabdullaahi… Sii akhri

Xasan Sheekh iyo William Ruto oo khadka taleefanka ku wada hadlay

Posted on August 16, 2022August 16, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya William Samoei… Sii akhri

Saadaq Joon oo loo soo celiyay darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan

Posted on August 15, 2022August 15, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Saadaq Cumar Mohamed (Saadaq Joon) darajooyinkii… Sii akhri

Farmaajo, Laftagareen iyo Qoorqoor oo u hambalyeeyay Ruto

Posted on August 15, 2022August 15, 2022 by Desk

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto. “Waxaan dhambaal hambalyo u… Sii akhri

William Ruto oo ku guuleystay Madaxweynaha Kenya

Posted on August 15, 2022August 15, 2022 by Desk

Guddiga doorashada Kenya ee IEBC ayaa xarunta Bomas ee magaalada Nairobi kaga dhawaaqay in doorashadii madaxtinimada Kenya ee dhacday todobaadkii… Sii akhri

Madbacadda Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo xirantay

Posted on August 15, 2022August 16, 2022 by Desk

Madbacadda Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo ahayd waax wasaaradda u qaabilsan howlaha daabacaadda ayaa afartii (4) sano ee la soo dhaafay… Sii akhri

Marxuum Gen. Baduugaaye oo aas qaran loogu sameeyay Garoowe

Posted on August 14, 2022August 14, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay aas qaran oo Garoowe loogu sameeyay Xildhibaan hore Gen. Cabdicasiis Siciid Maxamuud.… Sii akhri

Xasan Sheekh oo magacaabis sameeyay

Posted on August 14, 2022August 14, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdisalaan Cumar Hadliye ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Dalladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close