Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Liiska musharaxiinta golayaasha deegaanka Garowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan

Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa shaaciyay liiska musharaxiinta doorashada golayaasha deegaanka saddexda degmo ee Garowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan, ee… Sii akhri

Posted on July 19, 2024July 19, 2024 by Desk

Golaha Amniga Qaranka oo soo saaray awaamiir ku saabsan xakamaynta hubka

Posted on July 18, 2024July 18, 2024 by Desk

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan aan caadi… Sii akhri

Spain oo noqotay horyaalka Yurub

Posted on July 15, 2024July 15, 2024 by Desk

Xulka kubadda cagta Spain ayaa markii afraad ku guuleystay koobka qaramada Yurub kaddib markii ay 2-1 uga adkaadeen xulka England.… Sii akhri

Kismaayo: Axmed Madoobe oo la kulmay Kornayl David Haskell

Posted on July 9, 2024July 9, 2024 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Kismaayo ku qaabilay taliyaha hawlgallada gaarka ah ee wadajirka ah ee… Sii akhri

Puntland oo qabatay nin ku eedeysan afduubkii markabka MV Abdullah

Posted on June 14, 2024June 14, 2024 by Desk

Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay in ay aroornimadii hore ee maanta (June 14, 2024) qabteen nin ku eedeysan inuu ka… Sii akhri

Xasan Sheekh iyo Jonas Gahr Støre oo ka wadahadlay damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya

Posted on June 11, 2024June 11, 2024 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Norway, Jonas Gahr Støre. Qoraal… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay mideynayso tababarrada ciidan ee dowladaha shisheeye bixiyaan

Posted on June 11, 2024June 11, 2024 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladdu ay mideynayso dhammaan tababarrada kala duwan ee dowladaha… Sii akhri

Puntland: Wasiirka warfaafinta oo ka horyimid go’aankii wasiirka deegaanka

Posted on June 11, 2024June 11, 2024 by Desk

Wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa ka hortimid go’aankii ay shalay soo saartay wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada, kaas oo lagu amartay… Sii akhri

Real Madriid oo qaaday horyaalka Yurub ee 2024

Posted on June 2, 2024June 3, 2024 by Desk

Kooxda Real Madriid ayaa markii shan iyo tobnaad ku guuleysatay koobka kooxaha Yurub ee UEFA Champions Leugue, kaddib markii ay… Sii akhri

Dowladda federaalka oo markale sheegatay howlgal ka dhacay Puntland

Posted on June 1, 2024June 1, 2024 by Desk

Labo duqeymood oo dhanka cirka ah ayaa aroortii hore ee subaxnimadii jamcaha lala beegsaday fariisimo ay Daacish ku lahaayeen deegaannada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close