2022: Maxay ahaayeen dhacdooyinkii ugu waaweynaa Soomaaliya?
Sanadkii tagay ee 2022 waxaa Soomaaliya ka dhacay isbaddelo siyaasaddeed, amni iyo horumarineed, waxaana ka mid ahaa doorashooyin muddo soo… Sii akhri
Sanadkii tagay ee 2022 waxaa Soomaaliya ka dhacay isbaddelo siyaasaddeed, amni iyo horumarineed, waxaana ka mid ahaa doorashooyin muddo soo… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Madaxweyne Xasan… Sii akhri
Waxaa maalintii Isniintia ahayd, ee bisha December 26, 2022 ku geeriyootay magaalada London ee dalka ingiriiska Alle ha unaxariistee hooyo… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay mar kale hoygiisa Muqdisho kulan kula qaatay… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga ee Kenya Aadan Barre Ducaale, oo… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa si wadajir ah maanta xarigga uga jaray xarunta… Sii akhri
War-murtiyeed ka kooban 5 qodob ayaa laga soo saaray shirkii saddexdii maalmood ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho uga socday… Sii akhri
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay wasaaradda si dhow… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan Labada… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo… Sii akhri