Puntland oo ka soo horjeensatay go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland
Xukuumadda Puntland ayaa shan maalmood kaddib ka soo horjeensatay go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland. Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid… Sii akhri