Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Xamse: Soomaaliya waxaa ka jirta xasillooni siyaasadeed iyo amni

Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Soomaaliya maanta tahay meel xasilloonideeda amni iyo siyaasadeedba la’isku halayn… Sii akhri

Posted on November 30, 2025November 30, 2025 by Desk

Baarlamaanka Puntland oo ajandihiisa ka saaray la xisaabtanka wasaarado

Posted on November 30, 2025November 30, 2025 by Desk

Baarlamaanka Puntland ayaa ajandihiisa kalfadhiga 57-aad ka saaray la xisaabtanka wasaaradaha maaliyadda, arrimaha gudaha iyo kalluumeysiga. Golaha ayaa shalay cod… Sii akhri

Boosaaso: Lugatoor oo booqday xarumo dowladeed

Posted on November 29, 2025November 29, 2025 by Desk

Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta booqday xarunta gobolka Bari iyo xarunta dowladda hoose ee… Sii akhri

Puntland oo shuruud ku xirtay dhoofka dadka ka yar 40 sano

Posted on November 29, 2025November 29, 2025 by Desk

Puntland ayaa shuruud adag ku xirtay dhoofka dadka ka yar 40 sano, kaddib markii la ogaaday in safarro badan oo… Sii akhri

Somaliland: Buuni oo laga saaray xisbiga Kulmiye

Posted on November 29, 2025November 29, 2025 by Desk

Xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa si rasmi ah u shaaciyay in xubinnimadii xisbigaas laga saaray afhayeenkiii hore ee xisbiga Cabdinaasir… Sii akhri

Taliyaha ciidanka difaaca Puntland oo beeniyay warar laga faafiyay

Posted on November 29, 2025November 29, 2025 by Desk

Taliyaha ciidanka difaaca Puntland Gen. Aadan Cabdi Xaashi ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku beeniyay warar baraha bulshada lagu faafiyay… Sii akhri

Puntland oo dhisaysa hay’adda tayo-dhowrka badeecadaha

Posted on November 28, 2025November 28, 2025 by Desk

Baarlamaanka lixaad ee Puntland ayaa markii ugu horreysay curiyay xeer cusub, kaas oo ah xeerka hay’adda tayo-dhowrka badeecadaha oo sida… Sii akhri

Boosaaso: Gen. Dagvin Anderson oo la kulmay Lugatoor

Posted on November 27, 2025November 27, 2025 by Desk

Taliyaha guud ee ciidamada Maraykanka ee AFRICOM Gen. Dagvin Anderson, safiir ku-xigeenka safaaradda Maraykanka ee Muqdisho Justin Davis iyo wafdi… Sii akhri

Farmaajo oo baaq u diray madaxda federaalka iyo dowlad goboleedyada

Posted on November 27, 2025November 27, 2025 by Desk

Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa diray baaq ku aadan xaaladda adag ee abaaraha dalka. Madaxweyne… Sii akhri

Xamse: Waa in la sameeyo Madasha Garaadka Macmalka ah (AI) ee quseeya…..

Posted on November 27, 2025November 27, 2025 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa hadal ka jeediyay furitaanka Madasha Caalamiga ah ee MEdays oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close