Rag loo maleeynayo in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday deegaan duleedka ka ah magaalada Gaarisa ee Gobolka Woqooyi Bari ee Kenya.
Deegaanka oo lagu magacaabo Fafi oo u dhow Gaarisa ayaa weerarka Al-Shabaab waxa ay ku bartilmaameed sadeen goobo Iskuul ah oo wax laga barto.
Al-Shabaab ayaa gubay oo dab qabadsiiyay goobaha Iskoolada ah iyaga oo dhanka kalena ka xeeystay 2 macalimiin ah.
Dowlada Kenya wali kama aanay hadlin weerarkaasi ay qaadeen Al-Shabaab .
Al-Shabaab ayaa weeraro ka geeysta Gobolka woqooyi Bari ee wadanka Kenya
Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah .
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post