Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaasa yaa ku baaqay in si nabad ah loogu noolaado magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo mudooyinkii ugu dambeeyay colaad laga soo sheegayay.
Madaxweynaha Puntland ayaa ugu baaqay Maamulka la dariska ah ee Galmudug State in uu ixtiraamo heshiiska ay kala saxiixdeen sanadkii hore, islamarkaana aan laga shaqeynin sidii mar kale dagaal ugu dhici lahaa magaalada Gaalkacyo ee Gobolka mudug.
Mudooyinkii ugu dambeeyay waxa ay colaad ay ka jirtay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug .
Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post