Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la dhaariyay

Ka dib markii maanta Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay cod aqlabiyad leh ku Ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya ee uu dhowaan soo dhisay Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa hadda la dhaariyay.

Gudoomiyaha Maxkmada Sare ee dalka ayaa dhaariyay Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Intaasi kadib Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya C/wali Shiikh ibraahim Muudey ayaa kula dardaaray Wasiirada in ay la yimaadaan waxqabad wanaagsan.

Hoos ka Daawo Sawiro.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho